Browsing: Somali
Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa markii labaad maanta tegay magaalada Kismaayo isagoo kulan la yeeshay Madaxweynaha…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda SoomaaliyaXasan Cali Khayre, ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug kula kulmay madaxweynaha Hirshabeelle, Maxamed…
Magaalad Hobyo ee Gobolka Mudug waxaa galabta ka furmaya shirweynaha Beesha Habargidir oo ay ka qeyb galyaan siyaasiyiin, waxgarad, odayaal,…
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxwaynaha Maamulka Hir-shabeele Maxamed Cabdi Waare , ayaa Maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.
Halis kale ayaa soo food saartay Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, kadib markii kacdoon lagu dalbanayo inuu maamul gaara noqdo…
Hoggaanka sare ee Xarkada Al-Shabaab ayaa muddo 45 maalmood ah u qabtay odayaashadii ergada ahaa ee soo xulay xildhibaannada Baarlamaanka…
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Bari ee Somalia ayaa sheegaya in xalay fiidkii Dhul Gariir laga dareemay dhulgariir ka dhacay…
Ra’iisul wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau ayaa war kasoo saaray geerida Saxafiyadii caanka ahayd ee Hodon Naaleeye oo heysatay dhalashada…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si aan hore loo arag oo jinsi naceb ah ku qaaday haweeneyda Ilhaan Cumar oo…
Fal dil ah oo loo geystay askari ka tirsan ciidamada Booliska iyo iska hor imaad ay ku lug yeesheen ciidamada…
Waxaa magaalada Gaalkacyo ku soo idlaaday shirkii wadatashiga Beesha Sacad H/Gidir oo muddo shan maalmood ah ka socday halkaasi, iyadoo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay laba qarax oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb, iyadoo la sheegay inay qaraxyadu ahaayeen miino,…
Shirkii magaalada Gaalkacyo uga socday odayaal, siyaasiin, waxgaradka iyo qeybaha bulshada ee beesha Sacad ayaa maanta lasoo gabagabeeyay iyadoo laga…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa si weyn u dhaliilay hab dhaqanka dowlada Qatar ee Soomaaliya, isagoo safiirkeeda u jooga Soomaaliya…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar is-miidaamin ah oo saaka ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.
War hadda soo dhacay oo laga helay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd qarax ka…
Diyaarad milateri oo laga leeyahay dalka Qatar iyo wafdi ka socda Wasaradda Gaashaandhigga dalkaasi ayaa ka degay Magaalada Dhuusamareeb ee…
Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Francisco Madeira, ayaaambaareeyay weerarkii shalay gelinkii dambe Al-Shabaab ku qaaday Hotel…
Haweeney Soomaaliyeed oo muddo ku dhow 30 sano Guri looga heystay magaalada Muqdisho ayaa ugu danbeyn maamulka Gobolka banaadir ku…
Xaaladda magaalada Kismaayo ayaa deggan kadib weerarkii hotelka Cas-casey ay ku qaadeen maleeshiyo Alshabaab oo qasaare weyn dhaliyey.
