Browsing: Somali
Waxaa soo baxay muuqaalladii ugu horeeyay ee Hoteelka Cascasey, magaalada Kismaayo, kasoo aty weerar culus ku qaadeen maleeshiyo ka tirsan…
Waxaa si weyn loo hadal hayaa geerida saxafiyadii caanka ahayd ee Hodon Axmed Siciid (Hodon Naaleeye) oo iyada iyo saygeeda…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo faafhaahin ka bixiyey weerarkii Alshabaab ku qaaday Hotelka Medina (ex. Cascasey) ee magaalada Kismaayo…
Ciidamda Amiga magaalada Kismaayoa ayaa soo afjaray weerarkii Qaraxa iyo tooska ahaa ee maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ku qaadeen Hotelka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada dadkii ku geeriyooday weerarkii magaalada Kismaayo, wuxuuna…
Hodan Nalayeh, a Somali-Canadian journalist who once resided in Vaughan, Ont., was killed in an attack on a hotel in Kismayo,…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa xilli danbe booqday Isbitaalka Magaalada Kismaayo oo la geeyay dadkii ku dhaawacmay weerarkii…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa war kasoo saaray weerarka lagu qaaday Hotelka Cascasey ee magaalada Kismaayo.
Saxafiyad Caan ah & Saygeeda oo ku geeriyooday Qaraxii magaalada Kismaayo & War cusub oo laga helay.
Ciidamada Amniga ayaa weli la tacaalaya dableyda Alshabaab weerarka ku gashay Hotelka Cas-casey ee bartamaha magaalad Kismaayo.
Waxaa kacsan xaaladad magaalada Kismayo oo weerar isugu jira qarax is-miidaamin ah iyo weerar toos ah lagu qaaday Hotelka caanka…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in weerar is-miidaamin ah iyo weerar toos ah uu ka dhacay Hotel…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si degdeg u diray lacag balanqaaday inuu uga qeyb qaato dhismaha Garoonka Ciyaaraha…
Wasaaradda Difaaca dalka Turkiga ayaa shaacisay in maanta uu Jimce ah ay bilaabatay in Gantaalaha Ruushku sameeyo ee difaaca Cirka…
Hay’ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka ee NISA, ayaa shaacisay inay gacanta ku soo dhigtay labo dabley ah oo ka tirsan…
Wasiirkii hore ee Haweenka Puntland Caasho Geelle ayaa faahfaahin ka bixisay wixii ka dhacay magaalada Gaalkacyo iyo shirqoolkii ay madaxda…
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shirka toddobaadla aha ah ee Golaha wasiirrada xukuumadda…
Ciidamada amniga magaalada Muqdisho ayaa maanta Saldhigga Degmada Dhankeynleey kusoo bandhigay Lix Nin oo Burcad ah iyo hubkii ay ku…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee dagaalkoodu ka socdo deegaanka Ceel-Afwen ee…
Maxkamadda sare ee dalka iyo Wasaaradda Cadaaladda xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa isku heysta dhismaha Mahad-ka tababarka Garsoorka iyo magacabista Garsoorayaasha.
Maxaa dhex maray Ra’iisal wasaare Kheyre & Madaxweynaha Puntland? [Fashilka ku yimid Qorshihii Deni]
Qorshe maamulka Puntland ku doonayey inuu ku xakameeyo socdaalka Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre shalay ku tegay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo…
