Browsing: Somali
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa eedeyn culus u jeedisay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ay sheegeen inuu sio fowdo…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya Axmed Ciise Cawad ayaa beeniyay warar si weyn loo baahiyey oo ku saabsan kulan 13-ka bishan…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa dhowaan xil looga magacaabay nin soo saare ka ahaa muquaallo baraha bulshada lagu baahiyey oo si weyn…
Wasiirka Arrimaha dibadda Somalia oo beeniyay inuu kulan dhex marayo Madaxweyne Farmajo & Abiy Ahmed
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dil xalay ka dhacay xaafadda Suuqa Xoolaha ee degmada Heliwaa, magaalada Muqdisho, kadib markii…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa ‘Qaswadayaal” ku tilmaamay xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta ka hadlay…
Shir ay taageerayaasha Axmed Madoobe ee Beesha Kuumade ku yeesheen magaalada Kismaayo ayaa laga soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan xaaladda…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in maamulka Puntland uu ugu danbeyn aqbalay in soo dhoweyn shacab Waqooyiga Gaalkacyo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay, xafiiskiisana ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Ruushku u…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed C/Casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo wafdi la socda ayaa ka degay magaalada magaalada Marko ee Gobolka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la-taliyihiisa dhinaca amniga u diray inuu Soomaaliya u metelo shirka caalamiga ah ee maanta…
Siyaasiga reer Kenya Faarax Macalin Dawaare ayaa weerar culus oo afka ah ku qaaday madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe isagoo…
Horjooge ka tirsan Alshabaab ayaa isu dhiibay ciidamada dowladda, waxaana lagu soo bandhigay degaanka Baar-sanguuni ee Gobolka Jubbada hoose.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in is mari waa’ uu ka dhashay qaabka uu Ra’iisal wasaare Xasan Cali…
Maxakamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay 3 dhalinyarro oo loo dil horel oogu xukumay weerarkii…
Kulan xasaasi ah ayaa galabta Koonfurta magaalada Gaalkacyo ku dhex maray waxgaradka beesha Sacad H/Gidir iyo Ra’iisal wasaare Xasan Cali…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo socdaal ku jooga magaalada Gaalkacyo ayaa shaaciyay in xukuumadiisa ay lacag ugu…
Waxaa maanta la geeyay magaalada Muqdisho gabar yar oo 9 sano jir ah, taasoo la sheegay in tacadi loogu geystay…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa si kulul u beenisay inuu isbedel ku yimid mowqifkii dowladda Soomaaliya ee kiiska dacwadda Badda ee u…
Ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi oo hadda ka mida la-taliyeyaasha madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay inaan loo…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegay inay halkaasi ka dhaceen wadahadallo u dhaxeeya magaalada Cadaado iyo wasiiru dowle uu…
