Browsing: Somali
Wararka laga helayo Gobolka Sool ayaa sheegaya inuu sii xoogeystay dagaalkii ka socday degmada Ceel Afweyn uu sii xoogeystay, iyadoo…
Waxaa magaalada Ankara lagu saxixay heshiis ay dowladaha Somalia iyo Turkiga dhexmaray oo Turkigu dhaqaale ku taageerayo Miisaaniyadda sanadlaha ah…
Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ilaa saddex qof ay ku dhinteen qarax miino oo haleelay Gaari…
Wararka laga helayomas’uuliyiin ka tirsan ururka Ashabaab ayaa sheegaya in Gobolka Banaadir oo ah caasimadda Muqdisho loo magacaabay guddoomiye (Waali),…
Wakiila cusub ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan oo maanta booqday magaalada Garowe ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha Puntland…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa safar dhulka ku gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.
Iska hor imaad toos ah ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii koox ka tirsan Alshabab ay weerar ku qaadeen…
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdigiisa oo saaka gaaray magaalada Cadaado ayaa halkaasi ka tegay, kadib markii…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre dib ugu laabtay magaalada Cadaado, isagoo safar kale oo dhulka uga socdaalay…
Maxkamadda Gobolka Maroodijeex ee magaalada Hargeysa ayaa xukun xabsi ah ku riday weriye C/maalik Muuse Coldoon oo muddo saddex bilood…
Gaari uu waday qof is-miidaamiye ah oo ah nooca Toyota Prada ee hore ayaa saaka ku qarxay wado aan la…
Qarax Gaari ayaa goor dhoweyd ka dhacay Isgoyska Shineemo Nasri, agagarka Isbitaalka Digfeer, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo Gobolka J/Hoose ayaa sheegay in Al-Shabaab ay maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay afar qof magaalada…
Machadka Heritage ee Daraasaadka Siyaasadda, xaruntiisuna tahay magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigay talo soo jeedin ku saabsan qaabka ugu haboon…
Maamul Goboleedyada Puntland ayaa uga digay xukuumadda Federaalka Soomaaliya inay faragelin ku sameyso Doorashada Jubaland ee qorsheysan inay dahcdo aakhirka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay U-qeybsanaha dhinaca Taageerada Howlgallada ee Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobey…
Waxaa magaalada Gaalkacyo ka socota qabanqaabada soo dhoweynta Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo halkaasi ku wajahan kadib…
Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka (JDP) ayaa War-saxaafadeed uu kasoo saaray Doorashada Dowlad Goboleedka Jubbaland ku cambaareeyay faragelinta Madaxda Dowladda Federaalka…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta dib ugu laabtay magaalada Hargeysa, kadib socdaal muran dhaliyey oo uu ku tegay…
Dowladda Iiraan ayaa maanta ku dhawaaqday inay ka baxday qodob ka mida heshiiskii Niyukliyeerka ee Iiraan iyo lixda dal ee…
