Browsing: Puntland
Taliyaha xilka laga qaaday ciidamada PSF Gen. Maxamuud Cismaan Diyaano ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xaaladda magaalada Boosaaso iyo…
Dowladda Mareykabka ayaa ku baaqday in degdeg loo joojiyo dagaalka ka socda magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, maamulka Puntland.
Dagaal xoog leh ayaa ka socda magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, iyadoo xaaladu ay weli kacsan tahay.
Waxaa sii xoogeystay dagaal maanta ka qarxay magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari. maamulka Puntland.
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in rasaas laga maqlay magaalada, iyadoo ay muddooyinkii danbe xiisad ka taagneyd.
C/raxmaan C/shakuur oo u jawaabay Madaxweynaha Puntland. “Maxaa diidaya in la dhiso Gole Qaran oo..”
C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida Midowga Musharixiinta ayaa u jawaabay Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni oo arrin halis ah…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed ayaa ka jawaabay Is-maandhaaf uu dhaliyey hadal ku jiray khudbadii uu Baydhaba ka jeediyay…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Puntland oo amar culus kusoo rogtay madaxda Hay’adda PSF ee xilka laga qaadya iyo kuwa…
Golaha Wakiillada ayaa loo dilray fasax dheer oo ilaa bartamaha sanadka cusub ee 20211 soconaya, iyadoo lasoo xiray kalfadhigii 49-aad.
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa ku guuleystay inuu kala furo madaxda Ciidamada PSF ee ka horjeeday, kana hor yimid…
Wararka laga helayo magaalada Ganacsiga Puntland ee Boosaaso ayaa sheegaya in ciidamo fara badan ay buux dhaafiyeen magaalada, iyadoo ay…
Ciidamado ka tirsan Daraawiishta Puntland oo magaalada Bosaaso tegay markii ay banneeyen aagaggii ay difaaca uga jireen ayaa ku biiray…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in xaaladda magaalada ay degan tahay iyadoo gadoodka ciidamada ay sameeyeen uu ku…
