Browsing: Puntland
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa joojisay Madal lagu casuumay Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Federaalka Maxamed Xasan Cirro oo caawa ka dhici lahayd…
Waxaa soo baxay natiijadii doorashadii tooska ahayd ee dadka ku nool saddexda degmo ee Qardho, Ufeyn iyo Eyl ay ku…
Xaqiiqada Doorashada ka socota saddexda degmo ee ka tirsan Maamulka Puntland “QOF IYO COD’
Deni ayaa noqday mas’uulka ugu weyn Soomaalida ee sida joogtada ha u taga Imaaraadka Carabta, kuna qaata waqtiga ugu badan
Taliye Xijaar ayaa ciidamadan ka qortay beesha uu kasoo jeedo, waxaana uu doonayey in loo tababarro ciidamada Booliska
8-da qof ayey hore Maxkamadda Ciidamada Gobolka Mudug ee Puntland Dil toogasho ugu xukuntay, iyadoo loo heysto Shabaabnimo.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland Cabdulqaadir Cali Xirsi .
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in Ciidamada ilaalada Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ay toogasho ku dileen Haweeney…
Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa soo saaray warbixinta socdaalkii ay wakiilada Beesha Calaamka maanta ku tageen magaalada Garowe.
Wararka lag helayo magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya in Wasiirka Qorsheynta xukuumadda xilgaarsiinta Jamaal Maxamed Xasan loo diiday…
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa soo saartay amarro ku socda musharixiinta u taagan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee adeegsata gaadiidka ciidamada iyo…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in xaalad kacsan ay ka taagan tahay magaalada Garowe, gaar ahaan garoonka diyaaradaha…
