Browsing: Puntland
Wakiilada Beesha caalamka ee Soomaaliya ayaa maanta ku sii jeeda magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland iyagoo ku biiraya dadaalka…
Ra’isal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashid oo ku sugan magaalada Garowe, dadaalna ugu jira isku day kale oo Puntland looga…
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’ark oo shalay tegay magaalada Garowe ayaa lagu kulamo la leh madaxda maamulka Puntland…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa magacaabay guddi loogu magac daray TAAKULADA IYO DIFAACA DALKA OO Puntland ay leedahay,…
Dagaal cusub ayaa la soo weriyay inuu Gobolka Bari ku dhex maray ciidamada Puntland iyo koox maleeshiyo ah oo ka…
Ciidamada maamulka Puntland ayaa howlgallo baaritaanno ah ka wada magaalooyinka maamulkaasi ee Boosaaso, Garowe, Gaalkacyo iyo magaalooyinka kale iyadoo la…
Dowlada Goboleedka Puntland ayaa soo bandhigtay maxaabiis ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab oo lagu qabtay ciidamada Puntland la galeen kooxdaasi aagga…
Taliyaha guud ee ciidamada maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa shaaciyay qasaarihii ugu badnaa in ciidamada Puntland uu kasoo gaaray…
Siyaasiga Cali Xaaji Warsame oo hore wasiir uga soo noqday xukuumadda Madaxweyne C/Weli Gaas, kana mid ahaa musharixiintii u tartamay jagada…
Wararkii ugu danbeeyay ee Gobolka Mudug, gaar ahaan degaanka Garacad iyo agagaarkiisa oo dagaal ku dhex marayay ciidamada Puntland kuwa Alshabaab…
Dagaalkii Garacad ee u dhaxeeyay ciidamada Puntland iyo kuwa Alshabaab ayaa weli socda iyadoo Puntland ay digniin u jeedisay dadka…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (GAAS) ayaa maanta booqday ciidamada Puntland ee dagaalka ka galay Togga Suuj, wuxuuna ku bogaadiyay…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo ayaa ka digay inuusan dhammaan dagaalka Alshabaab lagula jiro, wuxuuna dadka Puntland u…
Maxaabiista Alshabaab ee lagu qabtay aagga Suuj waxaa u badnaa caruur aad u yaryar oo isugu jira 10 sano jir…
Maamulka Puntland ayaa magaalada Garowe u soo daabulay meydad laga keenay Togga Suuj ee dagaaladu ku dhex mareen ciidamada Puntland…
Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Gaas ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Garowe ee xunta Puntland kadib markii uu muddo bil…
Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maalintii shanaad ku sugan dalka Itoobiya iyadoo uu hore u sheegay inuu soo gaabiyay…
Wararka hadda ka soo dhacaya gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu dagaal cusub dib uga bilowday degaanka Garacad oo shalay dagaal…
Puntland ayaa sheegtay in ay qabteen in ka badan 30 maleeshiyo oo ka tirsan Maleeshiyadii Alshabaab ee ka dagaalameysay Togga…
Wararka laga helayo dgaalka saaka ka qarxay aagga Garacad ee dhex maraya ciidamada Puntland iyo Alshabaab ayaa sheegaya in Ciidamadii…
