Browsing: Somaliland
Sidee Farmaajo u dhex galay Isbaheysigii Doorasho ee Beelaha Dir iyo Digil & Mirifle yeelan lahaayeen..?
Waxaa goor dhoweyd la shaaaciyey in Weriye Nuuradiin C/llaahi Coljoog uu kusoo baxay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Hay’adaha Amniga dowladda Federaalka ayaa qariyey qasaaraha ka dhashay Qarax is-miidaamin ahaa oo maanta ka dhacay Muqdisho, gaar ahaan Isgoyska…
Beesha caalamka ayaa laba shardi oo adag ku xirtay inay dhaqaale kale oo ay ku bixiso Doorashooyinka dadban ee Soomaaliya…
Waxaa magaalada Muqdisho maanta lagu qabtay doorashada qaaar ka mida kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda doorasho kuraas ka mida Baarlamaanka Federaalka ee xildhibaanno kasoo jeeda Gobollada Waqooyi.
