Browsing: Sports
Laacib asalkiisu yahay Somali ayaa wacdarro ka dhigay taranka kubadda cagta dalalka Asia ee Asian Cup oo ka socda dalka…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in dib loo dhigay tartankii ciyaaraha dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in tababarihii kooxda Manchester United ee Jose Mourinho shaqadii laga eryay.
Xulalka kubbadda cagta 23-jirrada ee Soomaaliya ayaa guul ka soo hooyey xulka Itoobiya oo kulankii labaad ee is-reeb reebka ciyaaraha…
Kooxda Kubadda Cagta ee degmad Waaberi ayaa sanadkii labaad noqotay horyaalka degmooyinka Gobolka Banaadir markii ay caawa Garoonka banaadir stadium…
Shaqaaqo ka dhacday Garoonka Ciyaaraha Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa dhalisay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh, kadib markii askari ka…
Waxaa goor dhoweyd lasoo gabagabeeyay isku aadka koobka horyaallada Yurub oo 32 kooxood loo qeybiyay 8 Group, iyadoo ila 3…
Ciyaaryahanka u dhashay dalka Brasil ee Wergiton do Rosario Calmon oo caan ku ah magaca Somália ayaa saddex-dii sano ee…
Booliska Ingiriiska ayaa loo gudbiyey warbixin ku saabsan Laacibka reer Masar iyo kooxda Liverpool oo jebiyay sharciga wadista baabuurta, kadib…
FIFA oo shaacisay Liiska musharaxiinta Abaalmarinta Laacibka ugu wanaagsan K/Cagta ee 2018 [Akhriso]
Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka ee FIFA ayaa soo saaray liiska ciyaaryahannada u sharxan Abaa marinta laacibka ugu wanagasan sanadkan K2018…
Xulka Faransiiska ayaa noqday horyaalka adduunka, kadib markii uu ciyaartii kama danbeysta ah ee fiinaalka uu goor dhoweyd ka badiyey…
Waxaa caawa soo idlaaday wareegii labaad ee Koobka Kubadda cagta Adduunka, iyadoo ciyaartii ug danbeysay ay si dirqi ah wareegga…
Xulka martigelinayo Koobka Aduunka ee sanadkan 2018-ka ee Russia ayaa u gudbay wareega sideeda ee tartanka, kadib markii si lama…
Waxaa soo gabagaboobay wareegii koowaad ee tartanka koobka kubadda Cagta adduunka ee ka socda dalka Ruushka iyadoo ay wareegga labaad…
Xulkii ugu danbeeyay ee Qaaradda Afrika ayaa ka haray koobka kubadda Cagta Adduunka ee ka socda dalka Ruushka.
Guddoomiyaha Xiriirka kubadda cagta ee dalka Masar ee (EFA) Hani Abo Rida ayaa sheegay in Ramadaankii ka horeeyay Koobka aduunka…
Xulka Jarmalka oo ahaa xulkii heystay Koobka Adduunka K/cagta ayaa si lama filaan ah looga reebay tartanka ugu xiisaha badan…
Diyaarad ay la socdeen ciyaartoyga xulka Suadi Arabia ayaa uu dab ku qabsaday iyadoo hawada ku jirta xilli ay ku…
Saddex dal oo carab ah ayaa looga adkeeyay ciyaarahoodii ugu horeeyay ee Koobka K/Cagta Adduunka oo ka socda dalkaa Russia.
Xiriirka Kubadda cagta Soomaaliya ayaa u codeeyay dalka Maroco inuu marti geliyo koobka Aduunka ee K/cagta sanadka 2026, iyadoo la…
