Browsing: Sports
Xiriirka kubbadda Cagta Adduunka ee FIFA ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqday dalka loo doortay inuu marti geliyo doonta Koobka Adduunka…
Xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ayaa shaciyey inuu saddex ciyaaryahan u diray dalka Ruushka, iyadoo u daawasho tegay ciyaaraha kubadda cagta…
Fadeexadii ug weyneyd ee uu ku lug yeesho xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa soo shaac baxday iyadoo in ku dhow…
Xulka Kubada Cagta ee dalka Argentina ayaa kansalay ciyaar saaxiibtinimo oo ay la ciyaari lahaayeen xulka Israel, taasoo lagu waday…
Maxamed Salaax oo kooxda Liverpool uga weerarka hore ayaa loo xushay in uu ka mid noqdo xulka Masar ee Koobka…
Tababarraha kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa shaaciyey goor dhoweyd inuu isaga tegay shaqadii tababarre ee kooxda Real Madrid.
Sheekh caan ka ah dalka Kuweyt ayaa shaaciyey hadal ku saabsan dhaawicii sida weyn looga dooday ee ciyaartii fiinaalka Horyaallada…
Ciyaaryahanka kooxda Real Madrid ee difaaca uga cayaara Sergio Ramos ayey qasab ku noqotay inuu telefoonkiisa ka saaro adeegga whatsapp ee…
Weeraryahanka kooxda Liverpool iyo xulka dalka Masar Maxamed Salaax ayaa xaqiijiyey in u xulka dalkiisa Masar kala qayb geli doono…
Dhaqtarka xulka dalka Masar Mohamed Abul callaa ayaa sheegay in dhaawaca soo gaaray laacibka kooxda Liverpool iyo xulka Masar Mohamed…
Baraha bulshada dadka carabta iyo jamaahiirta taageerta laacibka kubadda cagta ee reer Masar una ciyaara kooxda Liverpool Mohamed Salah ayaa…
Xulka 17-jirada ee K/cagta Soomaaliya ayaa kaalinta labaad ka galay tartanka koobka CECAFA ee lagu qabtay dalka Burundi kadib markii…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la sheegay inuu ka baaqday safar uu ku tegi lahaa magaalada Bujumbura ee dalka Brundi.
Madax Soomaali ah oo ka qeybgaleysa ciyaarta kama danbeysta ah ee xulka Somalia & Tanzania [Akhriso]
Dowladda Soomaaliya ayaa wafdi u direysa maanta ka qeybgalka ciyaarta kama danbeysta ah ee ka dhacaysa Dalka Burundi, taasoo u…
Madax iyo wariyaal ka socday idaacadaha iyo TV-yada Muqdisho ayaa maanta isugu yimid kulan ay kaga wada hadleen sida ugu…
Xulka Soomaaliya ayaa guul taariikhi ah ka gaaray ciyaar dhex martay dhigooda dalka Uganda, iyagoo u soo gudbay Finaalka Koobka…
Orodyahanka reer caalami ee dalka Ingiriiska, kana soo jeeda Soomaaliya Mo Farah ayaa kaalinta saddexaad ka galay orodka Maaratoonka caanka…
Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17 ayaa 1-0 kaga guuleyustay xulka dhiggooda a ee dalka Kenya…
Tababarraha kooxda Arsenal Arsène Wenger ayaa ku dhawaaqay inuu dhammaadka xilli ciyaareedka ka tegayo kooxda uu muddo gaareysa 22 sano…
Kooxda Manchester City ayaa loo caleemo saaray horyaalka Dalka Ingiriiska, kadib markii kooxda kaalinta labaad ku jiray ee Manchester United…
