Browsing: Ahlu suna
Dagaal culus ayaa ka socda magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, kaasoo qarxay saaka markii ay labada ciidan ay isku fara…
Hoggaamiyaha Ahlu Sunna ee hoggaaminaya ciidamadooda qabsaday magaalada Guriceel Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo Digniin culus u diray ciidamada…
Xaaladda magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa kacsan, iyadoo laga cabsi qabo dagaal, kadib markii lagu fashilmay dadaal ay wadeen…
Wararka laga helayo magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyada Ahlu Suna ay dhufeyso cusub ka qoteen gudaha…
Wasiirkii is-casilay ee Amniga Galmudug ayaa faafhaahin ka bixiyey xaaladda cakiran Galmudug iyo sababihii keenay inuu xilka iska casilo.
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad iyo Senator Cabdixakiin Macalin Axmed ayaa magaalada Dhuusamareeb maabnta kula hadlay saxafiyiinta, iyadoo kooxda Ahlu suna…
Maleeshiyo ka tirsan kooxda Ahlu Suna ayaa saaka la wareegay degaan u dhow magaalada Dhusamareeb. Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb…
Hoggaanka Galmudug ayuu ku eedeeyay in dibadda looga keenay, mas’uuliyadii loo dhiibayna aanu waxba dadka ugu qaban.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble waxa uu wax laga xumaado ku tilmaamay xiisadaha colaadeed ee ka taagan…
Ciidamada dib isu abaabulay ee Ahlu Suna ayaa maanta la wareegay magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, taasoo xaalad dagaal gelisay…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug ayaa sheegaya inay halkaas maanta gaareen ciidamo gurmad ah oo ay…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamada Galmudug iyo kuwa dowladda Federaalka ay la wareegeen degaan ay isku…
Iska hor imaadka labada dhinac ayaa yimid iyadoo dib loo abaabulayo ciidamadii kooxdii Ahlu suna ee Gobollada Dhexe.
