Browsing: Alshabab
Qeybta Warfaafinta Alshabaab ee Alkataa’ib ayaa baahisay muuqaalka ku baxaya luuqada Sawaaxiliga oo laga duubay dagaalyahan Kenyaati oo dhintay.
Alshabaab aya weerar qasaare dhaliyey ku qaaday degaanka Mandheera ee Waqooyi Bari, Keny, iyadoo lagu dilay saraakiil ka tirsan ciidamada…
Qaraxa uu ninkan geystay waxaa ku dhintay 8 qof, waxaana ku dhaawacmay 17 kale.
Alshabaab ayaa caawa shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo is-miidaamiyihii isku qarxiyey Agaasimihii Idaacadda Radio Muqdisho C/casiis Maxamed Guuleed…
Alshabaab ayaa sheegatay inay dilka C/casiis Afrika ay ugu aargudeysay xubno ka tirsan Alshabaab oo uu ka mid ahaa Xasan…
Maxaabiis halis ah oo ku eedeysanaa falal argagixiso, kana ka baxsatay Xabsiga weyn ee Kamiti, dalka Kenya ayaa la qabtay…
Koox bistoolado ku hubeysan ayaa magaalada Muqdisho saaka ku dishay qof haweeney ah oo warar kala duwan kasoo baxayaan dilkeeda.
