Browsing: Alshabab
Garabka siyaasadda Alshabaab ayaa kala qeybiyey Gobollada Bay iyo Bakool oo hore u ahaa hal maamul, waxayna u magacaabeen laba…
Alshabaab ayaa shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo ismiidaamiyihii isku qarxiyey barta laga ilaaliyo Madaxtooyadda Soomaaliya ee isgoyska Ceelgaab,…
Dilal qorsheysan oo kala duwan ayaa ka dhacay axafado ka tirsan magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka mid yihiin saraakiil ka…
Shan qof ayaa ku dhaawacmay qarax lagu xiray gudaha garoonka diyaaradaha magaalada Buoloburte, kaasoo burbur xoog leh uu kasoo gaaray…
Xildhibaan Mahad Maxmaed Salaad ayaa dilka Ikraan Tahliil oo ka mid ahyad hay’adda NISA ku eedeeyay agaasimaha Hay’adda Fahad Yaasiin,…
Ilo kudhow Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA ayaa laga soo xigtay inay Gabadha ka tirsaneyd Hay’adaasi ee la waayey…
Alshabaab ayaa dil toogasho ah ku fulisay haweeney lagu soo eedeeyay inay ka tirsaneyd maamulka Hirshabeelle, kana howlgeli jirtay magaalda…
Dilal kala duwan ayaa saacadihii ugu danbeeyay ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo lagu dilay askar ka tirsan ciidamada Dowladda.
Toddobaadkan waxaa magaalada Muqdisho iyo duleedkiisa lagu dilay askar iyo saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda oo aanay wax War ah…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa diidmo kala hortegay codsi taageero ah oo uga yimid Madaxweynaha Galmudug Axmed…
Alshabaab ayaa shaacisay inay dib u qabsatay degaanadii ay dhowaan kala wareegeen Ciidamada Galmudug iyo kuwa dowladda, sidoo kalena ay…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka aroortii aya maleeshiyada Alshabaab weerar culus ku qaadeen degaanka Camaara ee…
Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa lasoo weriyey in maanta lagu dilay degaanka Xoosh, degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho.
Qabsashada degdegta ah ee Taalibaan ay ku qabsatay Afghanistan ayaa muujineysa walaac ah inay dhiirri-gelin karto kooxaha kale ee maleeshiyaadka…
Dowladda Mareykanka ayaa liiska argagixisada caalamiga ah ku dartay afhayeenka maleeshiyada Al-shabaab Cali Maxamed Raage (Cali Dheere) iyo Cabdulqaadir Maxamed…
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa saaka la wareegay degaanada Miliqo, Dabagalo iyo Ceel Cabdi o hoostaga degmada…
