Ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedka Galmudug ayaa qabsadayn magaalada muhiimka ah ee Camaara, Gobolka Mudug.
Browsing: Alshabab
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu mar kale dagaal ka qarxay Koofurta Gobolka ee hoostaga maamulka Galmudug, kadib…
Madaxweynaha Jubbland Axmed Maxamed Islaam ayaa war kasoo saaray qaraxii ka dhacay magaalada Kismaayo ee lala beehsaday kooxdii ciyaartoyda JCCI.
Alshabaab ayaa faafisay war ku saabsan weerar madaafiic ah o ay ku qaadeen xero ay ku sugnaayeen taliyaha ciidamada dhulka…
Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka Lloyd Austin ayaa shaaciyey sababtii keentay inay duqeyn dhinaca cirka ah ku taageeraan ciidamada Soomaaliya ee ku…
lhaan Cumar oo ka tirsan Mudanayaasha Aqalka Wakiillada Mareykanka (Congress), kana soo jeeda Soomaaliya ayaa madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ka…
Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ayaa War kasoo saaray duqeyntii horreysay muddo lix bilood ah oo ahayd weerar duqeyn lagu qaaday kooxda…
Dawladda Soomaaliya ayaa shaacisay in duqayn cirka ah lala beegsaday maleeshiyada Al-Shabaab oo ku sugnaa aagga Bacaadweyn ee Gobolka Mudug.
Booliska Magaalada Dhuusamareeb ayaa soo bandhigay Nin ka tirsanaa Alshabaab oo kasoo goostay, kaasoo ka hadlay mudaddii afarta sano ah…
Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Galmudug ayaa dib u qabsaday saaka degaano ka tirsan Gobolka Mudug oo saddex bulood ka…
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkii is-miidaminta ahaa ee galabta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qaar ka mida dad 24-kii ee Alshabaab ay Toogashada ku fulisay dhowan, kuwaasoo la…
Alshabaab ayaa muddo saacado gudahood ah xukunno Dil Toogasho ah ku fulisay 11 qof oo lagu soo eedeeyay basaasnimo, waxayna…
Alshabaab ayaa lix qof ku fulisay xukun Dil toogasho ah, kadib markii ay kusoo eedeysay inay ahaayeen Jawaasiis u basaasayey…
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo Dil toogasho ahaa ku toogatay inta badan 18 qof oo lagu soo…
Dagaal culus ayaa ka socda degaanka Wisil ee Koonfurta Gobolka Mudug, kaasoo u dhaxeeya maleeshiyada Alshabaab iyo ciidamada Maamulka Galmudug.
Puntland ayaa ku eedeysay ururka Daacish, qeybta Soomaaliya inay ka danbeeyeen qarixii lala beegsaday kolonyo ay la socdeen mas’uuliyiin uu…
Wararka laga helayo dadka degaannada dagaalladu ka socdeen ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya inay ciidamadii Milareriga dowladda ay ka baxeen…
Dagaal muddo kooban socday ayaa degaanka Xaawo Cabdi duleedka Muqdisho ku dhex maray dagaalamayaasha Alshabaab iyo ciidamada Booliska gaarka ah…
Taliska ciidamada Xoogga dalka ayaa shaaciyey in howlgalka dagaal ee ka socda Gobolka Shabeellada Dhexe, ujeedkiisu yahay in Alshabaab laga…
