Waxaa magaalada Addis abab maanta ka dhacday doorasho ay xubinnimada Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga afrika ku tartameen dallka Jabuuti…
Browsing: AU
“Qorshaha kala guurka waxa uu ahaanayaa mowqifka Dowladda Federaalka Soomaaliya. Mana aqbali doono caga- jiid, been abuur iyo dib u…
Ururka Midowga Afrika, gaar ahaan Golaha Amniga iyo Nabadda AU ayaa wafdi culus usoo diray Soomaaliya, iyadoo ay hoggaaminayon wakiilka…
Labada dhinac aya ku heshiin waayey ajendaha shirka, taasoo keentay in lagu kala tago, waxaana jirta rajo kale.
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa ku hanjabay inuu ciidamadiisa kala baxayo Soomaaliya, isagoo xaaladda Soomaaliya ku tilmaamay inuu hayo AIDS…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn uga hor timid, kana carootay Warbixin ka soo baxday Guddiga Qiimeynta Madaxa Bannaan ee…
Midowga Afrika (AU), Midowga Yurub (EU), Urur Goboleedka IGAD, iyo Qaramada Midoobay (UN) ayaa bayaan wadajir u soo saareen ku…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay diidmada ay dowladda Federaalka Soomaaliya kala hortimid Ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u…
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat, ayaa soo dhoweeyay go’aanka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu dib loogu…
Waxaa magaalada Addis ababa ka dhacay shir ay yeesheen Guddi ay leeyihiin Wadamada Ciidamada ciidamada iyo Booliska ka joogaan Soomaaliya…
Urur Goboleedka IGAD waxay soo dhaweyneysaa hogaamiyaasha Soomaalida ee isku raacay in la diido waqtiga kororsiga Golaha fulinta iyo baarlamaanka.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka jawaabtay go’aanadii kasoo baxay Golaha Amniga Midowga Afrika, Qaramada Midoobay iyo ururrada kale ee caalamioga…
Qeybta Afrika ee Wasaradda Arrimaha Dibadda Dowladda Mareykanka ayaa si buuxda u taageertay go’aankii kasoo baxay Golaha Amniga iyo Nabadda…
Guddoomiyaha Guddiga Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika Ambassador Bankole Adeoye ayaa war csuub kaso saaray xaaladda Soomaaliya, isagoo shaaciyey in…
Golaha Golaha Amniga iyo Nabadda Shirka Golaha Amniga iyo Nabadda oo maanta shir ka yeeshay xaaladda Soomaaliya ayaa baaq aan…
Madasha Badbaado Qaran ee Soomaaliyeed ayaa qoraal degdega u dirtay Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika oo maanta shir ka…
Urur Goboleedka IGAD ayaa taageeray Qorshaha Midowga Afrika ku doonayo inuu ku dhexdhexaadiyo Saamileyda Siyaasadda Somaaliya, kadib khilaafkii ka dhashay…
