Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamada Maamulka Axmed Madoobe oo ay la socdaan kuwa dalka Kenya ee…
Browsing: Axmed Madoobe
Madaxweynaha maamulka KMG ah ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa si cad u sheegay inuu taageersan yahay mooshinka…
Wadahadal dhex maray Ra’iisal wasaaraha xukumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali oo socdaal ku jooga magaalada Kismaayo iyo hogaamiyaha Maamulka Jubba Axmed Maxamed…
Hogaamiyaha Maamulka ku meel gaar ka ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo khudbadii ugu kululeyd oo ku saabsan…
Hogaamiyaha maamulka kumeelgaarka ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) ayaa maanta isku shaandheyn ku sameeyey saddex ka mida xubnaha golaha…
Hogaamiyaha maamulka KMG ah ee K/Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa la xaqiijiyay inuu gadaal ka riixayo mooshinka laga…
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wufuud ka socota dalalka Itoobiya iyo Kenya ayaa ka qeybgalaya caleemo-saarka Baarlamaanka loo sameeyay maamulka Jubba, waxaa…
Hogaamiyaha maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa Muqdisho si degdeg ku tegay shalay gelinkii danbe kadib…
Xildhibaanno kasoo jeeda Gobolada Jubbooyinka ayaa maanta shir jaraa’id oo ay ku qabteen Muqdisho ku shaaciyay inay mooshin ka gudbiyeen…
Madaxweynayaasha maamulada kumeelgaarka ah ee Juba iyo Koonfur Galbeed Axmed Madoobe iyo Shariif Xasan ayaa goordhaweyd kadegay caasimadda Puntland ee Garowe.…
Iyadoo shalay uun ahayd markii uu madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya taageeray, soona dhoweeyay dhismaha Baarlamaanka Jubba ee muranku ka taagan…
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale taageero cad siiyay lana saftay hogaamiyaha Maamulka Jubba Axmed Maxamed…
Garaad Guud ee Beesha Warsengali Daarood Garaad Cali Axmed Maxamed oo ayaa si faahfaahsan uga hadlay xaaladda maamulka Jubba iyo dadaalka…
Dowladda Kenya ayaa shaacisay in nin hore macalin dugsi quraan uga ahaan jiray degmada Gaarisa uu yahay ninka soo abaabulay…
Muran ku saabsan xildhibaanada Baaramaan uu yeesho maamulka KMG ah ee Jubba ayaa hareeyay shir ka furmaya magaalada Kismaayo oo…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa ka doonaya qoonde lacageed in laga siiyo Dekadda magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubadda Hoose oo hadda…
Shir ay markii ugu horeysay madaxweynayaasha maamul goboleedyada dhisan Soomaaliya marka laga reebo Somaliland yeelanayaan ayaa qabanqaabadiisa ka socotaa Muqdisho…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa markii ugu horeysay soo farageliyay qaabka ay u socoto magacaabidda iyo…
