Browsing: Baydhaba
Maamulka K/Galbeed oo shaaciyey liiska xildhibaanadii ugu danbeeyay ee lagu dooranayo Magaalada Baydhaba
Waxaa magaalada Baydhaba maanta lagu qabtay doorashada saddex kursi oo ka mida Baarlamaanka 11-aad ee Gobolka Shacabka dowladda Federaalka.
Waxaa maanta magaalada Baydhaba lagu doortay shan xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka.
Waxaa maanta magaalada Baydhaba ka dhaceysa doorashada shan kursi oo ka mida Golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad, iyadoo ay tahay doorashadii…
Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa diiday ansixinta KMG ah ee natiijada kasoo baxday doorashadii Kursiga uu hakiyey ee HOP103, kaasoo…
Waxaa magaalada Baydhaba lagu soo gabagabeeyay Doorashada saddex kursi oo ka tirsan Aqalka Sare ee B aarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Wasiirkii Gaashaandhigga xukuumadda xilgaarsiinta Xasan Xuseen Xaaji ayaa noqday Senatoor ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, kadib doorasho goor…
Senatoorkii shanaad ee Aqalka sare ayaa lagu doortay magaalada Baydahaba, kadib doorasho maalin dhan socotay oo Baarlamaanka K/Galbeed u qabtay…
Iyadoo ay doorashada Kuraas ka tirsan Aqalka Sare ka socoto magaalada Baydhaba ayaa waxaa kursigii saddexaad kusoo baxay Wasiiru-dowle ka…
Waxaa magaalada Baydhabo ka socda Doorashada shan kursi oo ka mida Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana goor dhoweyd…
Doorashadii ugu horeyay ee Aqalka Sare ayaa ka dhacday magaalada Baydhaba, iyadoo kursigii koowaad ee yaalla K/Galbeed ay ku tartameen…
Waxaa maanta magaalada Baydhaba ka dhaceysa doorashadii ugu horeysay ee Senatoorada Aqalka Sare ee laga soo doorto Koonfur Galbeed.
