Dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa deeq lacageed soo gaarsiiyey Guddiga Gurmadka Dowladda Soomaaliya, iyadoo qeyb labaad oo qalab ah ay soo…
Browsing: BELEDWEYNE
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mida Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhaliilay xukuumadda Soomaaliya lacag yar oo ay u…
Waxaa weli lagu la’ yahay Magaalada Baledweyne ilaa 10 qof oo ka mida dadkii ay la degtay Doontii ay la…
Wararka laga helayo Magaalada Baladweyne ayaa sheegaya inay weli socdaan gurmadka lagu raadinayo dadkii lagu waayey Doontii shalay ku degtay…
Madaxweyaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay in gurmad deg-deg ah loo fidiyo muwaadiniinta ku dhibaataysan fatahaadaha deegaannada Hiiraan,…
Guddiga gurmadka fatahaadaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaciyeyin xaaladda Magaalada Baladweyne ay tahay mid halis ah oo u baahan gargaar…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in dad dhowr ah la xaqiijiyey inay ku geeriyoodeen Doontii saaka ku qalibantay…
Wararka laga helayo Magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in Doon ay la socdeen mas’uuliyiin ka tirsan Gobolka Hiiraan ay kula rogmatay…
Ciidamadii muranka ka taagnaa ee magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa lagu guuleystay in laga qaado halkaasi, kadib muddo ay…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay xalay weerar madaafiic ah ku qaaday saldhiga Ciidamada Lama-galaay ee…
Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa dowladda Somalia ku eedeeyay inay caruur u qoraneyso askar, taasoo keenay inay…
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Guddoomiyihii xilka laag qaaday ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa sheegay inuu ka badbaaday dil qorsheysan oo loo…
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo galabta degdeg ugu laabtay magaalada Beledweyne, isagoo ka yimid dalka Kenya ayaa caawa…
Golaha Badbaadada Hirshabeelle ayaa Bayaankan ka soo saaray Mashaqada ka dhacday shalay duleedka Magaalada B/weyne (Kalabeeyrka) taasoo ay ka dhasheen…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa faragelin ku sameeyay shaqaaqo horaantii bishan ka dhacday degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho oo…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ciidamada ku sugan Gobolka Hiiran ku amartay inaysan ku lug yeelan xiisada ka taagan Gobolkaasi, kana qeyb…
Taliyihii Ciidamada Booliska Gobolka Hiiraan Gashaanle Dhexe Maxamed Macow Xalane ayaa maanta lagu dilay dagaal ka dhacay degaanka Kala-Beyr ee…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegay inuu dagaal ka qarxay degaanka kala-beyr ee duleedka magaalada Beledweyne, Xarunta Gobolka Hiiraan.
Gudoomiyaha xilka laga qaaday ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Beledweyne ayaa go’aan…
