Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku yeeshay magaalada Muqdisho oo maanta uu shir guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamaanka Mudane Mahad Cabdalla…
Browsing: CeelCade
Guddi ay dowladda Kenya u magacawday inay soo baaraan weerarkii Alshabab ku qaaday 15-kii Janaayo 2016 ciidamada Kenya ku sugnaa…
Dowladda Kenya ayaa la sheegay in dowladda Kenya ciidamo fara badan oo aanay AMISOM ka warqabin ay ku soo daabushay Dalka…
Faahfaahin ayaa ka soo baxaya qasaaraha duqeynta ay ciidamad cirka Kenya ka wadaan Koonfurta Soomaaliya, siiba Gobolka Gedo oo dhowaan…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka Kenya ee duqeynta ka wada Gobollada Gedo iyo Baay ay…
Ciidamada Booliska Kenya ayaa goor dhoweyd xabsiga u taxaabay weriya caan ah oo lagu magacaabo Yaasiin Juma, iyadoo aan la…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Duqeyn ciidamada Cirka Kenya si xowli ah uga wadaan Gobolada Gedo & Bay ee…
Taliyihii ciidamada Kenya ee Xerada Ceelcade oo weli la la’ yahay, isla markaana Alshabaab ay sheegtay inay nolol ku qabatay…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Soomaalida ugu baaqay inay dhistaan dowlad awood leh oo dalkeeda hanata, wuxuuna sheegay in loo…
Xildhibaano ka tirsan xisbiga mucaaradka ODM ayaa dalbaday in xilka laga xayuubiyo xoghayaha Gaashaandhigga Dalka Kenya oo ay ku tilmaameen…
Gudoomiyaha degaanka Ceelcade ee gobolka Gedo oo ahayd halkii ay taallay xeradii ciidamada Kenya ee kooxda Alshabaab weerarka culus ku…
Wararka laga helayo saraakiisha dalka Kenya ayaa sheegaya in qasaaraha ciidamada Kenya kasoo gaaray weerarkii ay Alshabaab ku qaadeen xerada…
Mu’asasada Alkataa’ib oo ah qeybta warbaahinta Alshabaab ayaa maanta in ku dhow 150 sawir ah oo laga qaaday weerarkii guutada…
Wargeyska The Washington Post ee dalka Maraykanka kasoo baxa ayaa warbixin uu ka qoray weerarkii ay Al-Shabab ku qaadeen xerada…
Waxaa iska soo daba dhacaya sawirro laga helayo qasaarihii dagaal ee ka dhacay xerada Ceelcade ee gobolka Gedo oo kooxda…
Ciidamada dowladda Soomaaliya ee Gobolka Gedo ayaa sheegay inay badbaadiyeen tiro ka mida ciidamada Kenya oo ka badbaaday dagaalkii cuslaa…
Ciidamada Amisom ee Kenya ayaa maanta dib ugu noqday degaanka Ceel-Cadde ee gobolka Gedo, maalmo kadib markii halkaasi weerar culus…
Wasiirka Gaashaandhigga Kenya haweeneyda lagu magacaabo Rachel Omamo iyo taliyaha ciidamada dalkaasi General Samson Mwathethe ayaa la arkay iyagoo ilmeynaya xili ay…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa khudbad u jeediyay shacabkiisa, isagoo kala hadlaya xaalada weerarkii kooxda Alshabab ku qaaday ciidamada dalkiisa…
Waxaa goor dhoweyd Garoonka diyaaradaha ee Wilson, magaalada Nairobi laga dejiyay qaar ka mida meydad ka mida askarii Kenya looga…
