Madaxweyne QoorQoor ayaa codsaday inaan ka wada hadalno dhib guud iyo mid gaar ah oo horay innoo dhex yaallay.
Browsing: C/raxmaan C/shakuur
Su’aalo badan iyo hadal-heyn ayaa ka dhashay kulan uu xalay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor la yeeshay Siyaasiga C/raxmaan…
Siyaasiga C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo saaka kusoo baxay Kursiga Xildhibaan ee Hop#138 oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa jeediyey…
AKHRISO: C/raxmaan C/shakuur o noqonaya xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka iyo fashilka Qorshihii saddex Geesoodka
Waxa Qoray: C/raxmaan C/shakuur: Shaqada sirdoonka laga rabo waxay ku xiran tahay aragtida xukun ee la doonayo.
Waxa Qoray C/raxmaan C/shakuur Warsame
C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida Midowga Musharixiinta ayaa u jawaabay Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni oo arrin halis ah…
“Waa Doorasho natiijadeeda la hubo, ama doorasho la’aan. Ciddii malxiis ka noqonaysa iyo cidii diidaysaba. Qeylo dhaan warmo kama tunmaan”
Saacadihii ugu danbeeyay maanta 22 Novembar 2021 waxaa baraha bulshada ka socday weerar iyo weerar celis ku saabsan kaalinta Ra’iisal…
Tan iyo intii uu soo shaac baxay khilaafka Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday…
Tallaabada uu Maxamad Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha xilkiisu dhamaaday qaaday saddex eed ayay qoorta u suraysaa.
Iyadoo ay socoto doorashada Guddoonada Guddiyada Doorashada ee heer Maamul Goboleed ayaa isla maanta la doortay Guddoomiyaha Guddiga Doorashada ee…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa jawaab degdeg ka bixiyey hadal uu maanta munsaabadda 1-da Luulyo ka jeediyey madaxweynihii muddo xileedkiisu…
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, ahna xubin ka mida Midowga Musharixiinta ayaa si toos ah keligiis uga hor yimid qaabka Xukuumadda xilgaarsiinta…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hadlay qaabka ay xukuumadda u kala saartay Guddiyadii cabashada laga qabay ee Doorashada, isagoo…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida Midowga Musharixiinta ayaa ka hor yimid qaabka ay Guddiga xukuumadda ay u xaliyeen…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa dhaliilay khudbadii uu Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday xalay u jeediyay shacabka, isagoo sheegay inay dhaaftay fursad…
Xaaladda Magaalada Muqdisho ayaa kasii dareysa tan iyo intii uu muddo xileedkiisa kororsaday Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa kashifay inay Galmudug ka mid tahay maamul Goboleedyada tageeray muddo kororshiga Maxamed C/llaahi Farmaajo.
