Guddoomiyaha Guddiga Doorashada heer Federaal Cumar Maxamed Cabdulle (Cumar Dhagey) ayaa sheegay inuu ka tegay xilkii la-taliyaha Madaxweyne Xasan Sheekh…
Browsing: Doorashada 2016
Qaar ka mida siyaasiyiinta xisbiyada, musharaxiin isu soo taagay xilka madaxweynaha Soomaaliya 2016
Amiirka Alshabaab ayaa farriin culus oo uu soo diray, soona mariyay qeybta Warbaahinta Alshabaab wuxuu uga hadlay arrimo dhowr ah…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka war helay xilli danbe qorshe halis ku ah rajadiisa musharaxnimo
Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmee Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa magacaabay Guddiga Doorashada maamulkaasi ee heer gobol.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa odayaasha dhaqanka ee soo xulaya xildhibaanada Baarlamaanka u jeediyay dardaaran ku saabsan inay door muuqda siiyaan haweenka…
Madaxa Hay’ada Hay’adda Cilmi Baarista iyo Wada-Tashiga ee CRD Jibriil Ibraahim Cabdulle, ahna musharax si hoose ugu taagan xilka madaxweynaha…
Sida laga helayo xarunta Madaxtooyada Villa Somalia Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib u magacaanbay Guddiga Doorashada Soomaaliya…
Madaxda Madasha Qaran ayaa heshiis gaara ku qeybsaday tirada xildhibaanada magaalo kasta ku soo aadeysa ee lagu soo xulayo. Qoraal…
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku dhaqaaqay tallaabo aan hore loo arag kadib markii uu faragelin ku sameeyay liiska odayaasha dhaqanka…
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa colaad kale ku abuurtay beesha Xawaadle kadib markii uu liiska Odayaasha leh saxiixa laga reebay…
LIFAAQA I: Qorshaha Hirgelinta iyo Jadwal Waqtiyeedka 24-ka June Dib u eegidda iyo dhamaystirka liiska 135ka odey dhaqameed ee hadda…
Madasha Hoggaanka Qaran ayaa kulan ku yeelatay magaalada Baydhabo 22-25 Juun 2016. Kulanka oo uu shir-guddoomiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,…
Shirkii Madasha Wadatashiga Qarana ayaa lagu soo gabagabeeyay Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Bay, waxaana kasoo baxay qodobo dhowr ah…
Dib u dhac ayaa ku yimid war-murtiyeed la filayay inuu ka soo baxo shirka Madasha Qaran ee Madaxda Soomaalida oo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa warkii hordhaca ahaa ee ku saabsanaa in laba xubnood Beelaha Banaadiriga laga siiyay…
Madaxda Madashaayaa magaalada aydhaba kula kulmay wakiilada Beesha Caalamka u qaabilsan Soomaaliya iyo Guddiga qoondada haweenka. Shirarkan ayaa dhex maray madaxda…
Shirkii Madaxda Madasha Qaran ee Soomaaliya ayaa galabta gelinka dambe ka furmaya magaalada Baydhaba, iyadoo ay halkaasi gaareen inta badan…
Shirkii Madasha Qaran ee Wadatashiga oo lagu waday inuu ka furmo magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed…
Odayaasha Gobolka Hiiraan ayaa Magaalada Baladweyne uga dhawaaqay maanta inay ka horjeedaan Guddiga Doorashada heer Federaal oo madaxweyne Xasan Sheekh…
