Taliyihii hore ee ciidamada Booliska Gobolka Banaadir Jeneraal Saadaq Cumar Xasan (Saadaq John) ayaa kusoo baxay Doorasho ka dhacay magaalada…
Browsing: Doorashada
Waxaa magaalada Muqdisho shir jaraa’id ku qabtay Wasiirka Arrimaha Gudaha xukuumadda xilgaarsiinta iyo siyaasiyiinta iyo Beesha Xawaadle oo si kulul…
Golaha Midowga Musharaxiinta wuxuu canbaareeyay qalaalase ay sheegeen inuu Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ka hurinaayo Gobolka Hiiraan.
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inay saaka halkaasi la geeyay ciidamo ka tirsan Milateriga Kumaandooska…
Waxaa maanta oo ah Arbaco 26 Janaayo 2022 magaalada Kismaayo ka qabsoomay doorashada kursiga xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka…
Magaalada Kismaayo waxaa maanta ka socda doorashada kuraas ka mida Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka.
Guddiga Maamulka Doorashada heer Dowlad Goboleed ee Hirshabeelle ayaa maanta shaaciyey qabshaha lix kursi oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federeaalka.
Waxaa magaalada Baydhaba maanta lagu qabtay doorashada saddex kursi oo ka mida Baarlamaanka 11-aad ee Gobolka Shacabka dowladda Federaalka.
Waxa magaalada Muqdisho goor dhoweyd lagu soo gabagabeeyay doorashada Kursiga HOP201 ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda xilgaarsiinta C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ku dhawaaqay inuu ka haray tartanka kursiga uu ku fadhiyey ee Baarlamaanka…
Guddiga Doorashada Gobolada waqooyi Somaliland SEIT ayaa qabtay doorashadii ugu degdegga badneyd oo ay kusoo baxeen saddex kursi oo ka…
Kursigan wuxuu dagaal culus ka dhex qarxiyey taageerayaasha Rooble, Farmaajo, Xasan Sheekh iyo Xasan Kheyre, waxaana udub dhexaad u ah…
Midowga Musharixiinta ayaa war kasoo saaray go’aankii xukuumadda xilgaarsiinta ee dib looga noqday in argagixiso lagu tilmaamo ururka ONLF iyo…
Guddiga Doorashada Jubbaland ayaa maanta bilaabay diiwaangelinta iyo Shahaado guddoonsiinta musharixiinta 3 kursi oo ka mida Golaha Shacabka Baaralmaanka Federaalka.
Waxaa magaalada Kismaayo maanta lagu dooray Lix xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka.
Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac (Cayaar jecel) ayaa ku dhawaaqay inuu isaga haray u tartanka kursiga uu ku fadhiyey ee HOP89.
