Browsing: Doorashada
Dagaal siyaasadeed, mid beeleed iyo Dacwad ayaa hareeyay kursiga HOP#064 oo ah kursi ku asteysnaa qoonde haween, waxayna xaaladiisu gaartay…
Waxa maanta magaalada Garowe ee xarunta Puntland lagu doortay xildhibaanadii ugu horeeyay ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad, iyadoo ay kuso…
Waxaa magaalada Garowe maanta ka bilaabaneysa Doorashada Xildhibananada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka, iyadoo muran uu hareeyay qaabka loo maray…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed ayaa jawaab ka bixiyey eedeyn kasoo yeertay Boqor Cusmaan Buurmadow, Cabdi…
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaankii 10-aad Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa maray in la joojiyo qabashada Doorashada Kuraasta uu shaaciyey Guddiga…
Senatorka dooran ee Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa si weyn u dhaliilay sida uu Doorashada u wado Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda xilgarsiinta…
Xafiiska Ra’iisal wasaaraha wuxuu inuu isu bedelay Cabdalla Shideeya ee lagu sameeyo been abuurka
Waxaa soo baxaya calaamado muujinaya in Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ugu danbeyn ku dhawaaqi doono musharaxnimadiisa xilka Madaxweynaha Soomaaliya,…
Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa kulan la yeeshay guddoomiyihii hore ee Barlamaanka Federaalka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari).
Waxaa maanta magaalada Baydhaba lagu doortay shan xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka.
Jeneraal Abuukar Warsame Xuud ayaa maanta ka degay magaalada Muqdisho, isagoo la socdo Taliyaha ciidmada Dhulka Jen. Maxamed Tahliil Biixi,…
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada xukuumadda xilgaarsiinta Durraan Axmed Faarax ayaa qeylo-dhaan kasoo saaray kursiga beeshiisa oo uu sheegay in…
Madaxa jabhadda Hiiraan ee ka horjeeda maamulka Hirshabeelle Jeneraal Abuukar Xaaji Warsame (Xuud) ayaa kashifay qorshe siyaasadeed oou taliyaha ciidamada…
Waxaa maanta magaalada Baydhaba ka dhaceysa doorashada shan kursi oo ka mida Golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad, iyadoo ay tahay doorashadii…
