Browsing: Doorashada
Guddiga Maamulka doorashada Somaliland ayaa shaaciyey liiska 16 kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka, laguna dooran doono magaalada Muqdisho.
“Ma aqbalayno, qaybna ka noqon meyno boobka Doorashada socota oo laguna burburinayo Nabadda iyo dawladnimada.
Waxaa maanta magaala Baydhaba ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu qabtay Doorasho ay ku soo baxeen Saddex kamid ah kuraasta…
Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa diiday ansixinta KMG ah ee natiijada kasoo baxday doorashadii Kursiga uu hakiyey ee HOP103, kaasoo…
Shir saacado badan maanta dhex maray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta iyo Xubnaha Midowga Musharaxiinta ayaa kusoo dhammaaday laba ballanqaad oo…
Waxaa Magaalada Baydhabo socota doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#103 oo ay shalay hakiyeen Guddiga Doorashada Hee Federaal, kadib markii ay…
“Waa Doorasho natiijadeeda la hubo, ama doorasho la’aan. Ciddii malxiis ka noqonaysa iyo cidii diidaysaba. Qeylo dhaan warmo kama tunmaan”
Beesha caawa ayaa ku baaqday in la tixgeliyo xaqa ay musharixiinta u leeyihiin inay isu soo taagaan doorashada, loona maro…
