Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa dalbaday in la dedejiyo Doorashooyinka, iygoo taageero u muujiyey Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble, waxayna Maxamed…
Browsing: Doorashada
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa ka hadlay xaalada siyaasadda dalka iyo khilaafka ka taagan Madaxweynaha xilkiisyu dhammaaday Maxamed C/llaahi…
Ra’isul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay shir guddoomiyay kulan fogaan-arag ahaa, kaas oo ay ka soo…
Maamulka Somaliland ayaa war cad kasoo saaray Doorashooyinka Soomaaliya, waxayna u caddeysay in beesha caalamka inaysan wax shaqo ah ku…
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa u sharxan kursigii uu ku fadhiyey ee Aqalka Sare, iyadoo…
Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa ka digtay in khilaafka u dhaxeeya madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Maxamed…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xashi C/llaahi iyo Ra’iisal wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa wadajir usoo saaray liiska musharixiinta…
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa sheegay in waanwaanta cusub ee laga dhex wado Madaxweynaha xilligiisu dhammaaday ee Maxamed…
Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa kulan dhinaca khadka Internet-ka ee ZOOM-ka ah la yeeshay qaar ka mida wakiilada Beesha Caalamka oo ay…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa dagaal xoog leh u galay inuu iska difaaco laba Qodob oo halis…
Kulan ay soo qabanqaabiyeen xubno ay isku dhow yihiin Madaxweynaha Galmudug ayaa xalay dhex maray Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka daba tegay Habraac ay soo saareen Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi…
Gudoonka Sare ee Doorashada Somaliland Date: 19/09/2021 Habraaca Doorashada Aqalka Sare BFS (Somaliland)
Waxaa magaalada Jowhar goor dhow ka bilaabtay Doorashada kursi ka mida Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, kaasoo hore muran uga…
Madaxweynihii hore Xasan Shekeh Maxmauud ayaa ka hadlay xaaladda dalku marayo, Doorashada iyo khilaafka Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Maxamed Xuseen…
Baarlamaanka Hirshabelele ayaa goor dhoweyd soo gabagabeeyay Doorashada kursi ka tirsan Aqalka Sare oo ka mida 3 kursi oo harsanaa.
Wakiilka Xogahaya Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa xubnaha Golaha Amniga ee Q/Midoobay warbixin ka siiyay…
Midowga Yurub ayaa ka dalbaday Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Maxamed Rooble inay soo…
Beesha Caalamka ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay uga dalbaday Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed…
Midowga Musharraxiinta ayaa sheegay inay cambaareynayaan qoraalkii ka soo baxay madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo, kaas oo uu ku sheegay inuu…
