Madaxda maamul Goboleedyada dalka ayaa mowqif lama filaan ah oo dhexdhexaad ah ka qaatay khilaafka faraha ka baxay ee Madaxweynaha…
Browsing: Doorashada
Ra’iisal wasaarihii hore, ahna musharax xilka madaxweynaha Xasan Cali Kheyre ayaa markii ugu horeysay ka hadlay khilaafka Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday…
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo bayaan ka soo saaray qoraalkii baal marsanaa dastuurka dalka ee ka soo…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaadya ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaaday tallaabo aan hore loo arag, kadib markii wareegto uu soo…
Doorashadii Aqalka Sare ee ka socotay magaalada Jowhar ee maamulka Hirshabelele ayaa dib u dhac ku yimid maanta, kadib khilaaf…
Senator Cusmaan Xaaji Maxamuud Dufle ayaa mar kale ku guuleystay kursiga Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
War hadda soo dhacay ayaa sheegay inuu soo dhammaaday wareegii koowaad ee Doorashada Kursiga Aqalka Sare ee uu difaacanayey Senator…
Iyadoo goor dhow la filayo inay Magaalada Jowhar ka bilaabato doorashada kursi ka mida Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaan…
Waxaa magaalada Jowhar maanta mar kale ka dhaceysa doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo Hal kursi kaliya amanta…
Saddex sanatoor oo ah kuwii ugu horeeyay ee laga soo doorto maamulka Hirshabelle ayey xildhibaannada Baarlamaanka Hirshabeelle lagu doortay magaalada…
Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa ku horeeya tartanka senatoornimada Aqalka sare ee kursiga uu difaacanayo.
Waxaa maanta magaalada Jowhar ka dhaceysa doorashada saddex kursi oo ka mida Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, lagana soo doorto…
Senatar Xaaji Muuse Suudi Yalaxow oo mar kale u taagan xilka kursi ka tirsan Aqalka Sare ayaa maanta khudbad u…
Waxaa lasoo gabagabeeyay shalay diiwaan gelinta Musharixiinta u taagan kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, lagana soo doorto maamulka Hirshabeelle.
Ku-xigeenka Xog-hayaha Guud ee Q/Midoobay Amina Jane Mohamed ayaa maanta socdaal ku timid magaalada Muqdisho, iyadoo kulamo kala duwan la…
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlayay kulanka maanta Gollaha Wadatashiga Qaran la yeesheen iyo Ku-xigeenka Wakiilka Xoghayaha Guud…
Shir in ka badan 10 saacadood qaatay oo ay yeesheen Madaxweynaha xilligiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha…
Waanwaanta laga dhex wado Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha xukuumada xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble…
Wararka laga helayo xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya inuu kulan toos ah u bilowday madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed…
Kulan deg-deg ah oo ay yeesheen Golaha Midowga Murashixiinta maanta oo Jimce ahayd, taariikhdu tahay 10/09/21 ku ayaa laga soo…
