Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa casuumaad gaara u fidiyey xubno ka mida Midowga Musharixiinta.
Browsing: Doorashada
Waxaa magaalada Muqdisho shirar gaara ku yeeshay Madaxweynaha Puntland, Jubbaland iyo madaxda Midowga Musharixiinta, kaasoo looga hadlayey xaaladda Doorashada iyo…
Wadadii Burburkaa Muuqta Dowladnimadda Soomalia ee dhibka badan laga soo maray waxaa muuqa in la fahmi waayay faa’iida ay ummadda…
Iyadoo ay beesha Caalamka dadaal ugu jirto qabashada shir madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboledyada ku yeeshaan Muqdisho ayaa waxaa…
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland Siciid C/llaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam ayaa xarunta Xalane kulan xasaasi ah kula yeeshay xubnaha…
Waxaa goor dhoweyd xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho shir xasaasi ah uga furmay Madaxweynayaasha Puntland, Jubbaland iyo xubnaha Midowga Musharixiinta…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa ka degay Garoonka Diyaaradaha Aden Cadde ee magaalada Muqdisho, isagoo ka qeyb galay shirka…
Dowladda Turkiga ayaa markii ugu horeysay kaalin ku yeelaneysa sidii xal loogu heli lahaa is mari waaga ka taagan Doorashada.
Golaha Ammaaka Qaramada Midoobay oo xalay sanad dheeraad ah xilka u cusbooneysiiyay Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa madaxda dowaldda…
Madixii hore ee Mac-hadka Heritage, kana mida aqoonyahannada Soomaalida ee arrimaha siyaasadda ka faallooda C/rashiid Khaliif Xaashi ayaa shan farriimood…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo Muqdisho sugan labadii maalmood ee ugu danbeysay ayaa sii wada kulamo xiriir ah oo…
Safiirka Mareykanka Donald Yamamoto ayaa kulan gaara la yeeshay Madaxweynaya Jubbaland Axmed Maxmed Islaam (Madoobe) oo degan gudaha Xalane.
Ra’iisal wasaarihii hore Musharax Xasan Cali Kheyre ayaa maanta tegay xarunta uu Xalane ka degan yahay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed…
Waxaa soo baxaya warar is khilaafsan oo ku saabsan kaalinta madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ku yeelan doono…
Midowga Musharixiinta ayaa qoraal cusub oo ay saareen nasiib darro ku tilmaamay xaaladda amni ee dalka iyo fashilka ku yimid…
Waxaa saaka magaalada Muqdisho soo gaaray ciidamada ilaalada gaarka ah ee madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam.
Beesha Caalamka ayaa ku jirta dadaalkii ugu danbeeyay ee qabanqaabada shirkii wadatashiga madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada oo lagu…
Golaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya ayaa qoraal ay uu cinwaankiisu ahaa βLa socodsiinta xaaladda adag ee is-mari waaga siyaasadeed ee halista…
Madaxweynaha Somalialnd Muuse Biixi Cabdi ayaa Khudbad-Sannadeedkiisa maanta u jeediyey Golayaasha Somaliland, isagoo si faahfaahsan uga hadlay xaalada maamulkiisa ee…
