Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa si degdeg ah uga dhoofay magalada Muqdisho isagoo kusii jeeda magaalada Nairobi ee dalka…
Browsing: Doorashada
Iyadoo uu weli Muqdisho ka socda shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada dalka ayaa waxaa soo baxaya qodobo la…
Waxaa dib u bilowday shirarkii madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda Maamul Goboleedyada dalka, kadib markii labada Aqal ee Baarlamaanka ay ansixiyeen…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa shaaciyey in kursi ka mida Baarlamaanka Federaalka ee laga soo doorto…
Maanta oo ku beegan 28-ka Sebtembar waxaa dunida laga maamuusaa Maalinta Caalamiga ah ee Helitaanka Macluumaadka Guud.
Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo shalay codka kalsoonida ka helay Baarlamaanka Federaalka ayaa isla xalay bilaabay…
“Haddii uu isku dayo Madaxweynaha inuu Sharciga Doorashada Keeno Baarlamaanka Firimbi iska dhaafe Durbaanno ayaa ku yeerinaynaa..”
Xogheynta Guddoonka Baarlamaanka ayaa xildhibaannada Golaha Shacabka isugu yeertay Berri, iyadoo ku wargelisay kulan codka kalsoonida loogu qaadayo Ra’iisal wasaaraha…
Kulan lagu soo gunaanaday khilaafkii u dhaxeeyay labada guddoon ee Baarlamaanka Federaalka ayaa ka dhacay Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia.
Bayaankii Wakiilada Beesha Caalamka kasoo saartay Heshiiska Doorashada ee ay madaxda Soomaalida ku gaareen magaalada Muqdisho wuxuu bannaanka soo dhigay…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa xalay Gurigiisa ku booqday Ra’iisal wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre oo xilka uga…
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa War kasoo saaray heshiiskii Doorashada ee ay dhowaan gaareen Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxda Maamul Goboleedyada dalka.
Maamulka Somaliland ayaa shaacisay inaysan wax shaqo ah ku lahayn Doorashooyinka Soomaaliya, ayna tahay dal madax bannaan.
Siyaasiga Faarax Macalin Dawaare oo ka mida Siyaasiyiinta Soomaalida Kenya ayaa ku baaqay in Baarlamaanka Soomaaliya uu diido Heshiiska Doorashada…
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xildhibannada labada gole ee kasoo jeeda Degaanada Jubbaland ka dalbaday saddex qodob oo ku…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa si kulul uga jawaabay khudbadii Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ka jeedyay gunaanadkii shirkii wadatashiga ee…
Xisbiga Cadaaladda & Horumarka Soomaaliyeed (Justice and Development Party) ee uu hoggamiyo Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungab) ayaa soo dhoweeyayHeshiiskii…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay inuu ka tanaasulay Doorasho Qof iyo Cod ah, kadib markii ay xaaladu gaartay…
Ra’iisal Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre ayaa soo dhoweeyay Heshiiska Doorashada ee lagu gaaray magaalada Muqdisho.
Heshiiska cusub ee Doorashada 2020/2021 oo ay caawa magaalada Muqdisho ku gaareen Madaxweynaha Soomaaliya, Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Dalka iyo Guddoomiyaha…
