Browsing: Fahad Yaasiin
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegayaa in agaasimihii hore ee Hay’adda NISA uu la wareegay xilkii uu u magacaabay…
Hay’adda Nabadsugigga iyo Sirdoonka ee NISA waxaa tan iyo dowladii Kacaank ahayd hay’ad aanu sharcigu qaban oo nidaamka markaasi joogaa…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa kulan agaasimihii hore ee Hay’adda NISA ugu yeeray taliyeyaasha ciidamada Dowladda Federaalka oo ka…
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya inuu weli socdo dadaal lagu doonayo in xal loogu helo khilaafka adag ee…
Waxaa saaka la sheegay inuu magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay agaasimihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda NISA Fahad…
Diyaaradii Turkish Airlines ee laga celiyey magaalada Jabuuti, iyadoo kusoo jeeda Caasimadda Muqdisho ayaa goor dhow caga dhigatay Garoonka magaalada…
Diyaaradii Turkish Airlines ee kusoo jeeday magaalada Muqdisho, lagana celiyey magaalada Jabuuti ayaa mar kale u duushay magaalada Istanbuul oo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa sababaha keenay in magaalada Muqdisho laga celiyo diyaarad siday agaasimihii hore ee hay’adda NISA…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shaacisay in Dowladda Jabuuti ay xayirtay agaasimihii hore ee Hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo la…
Wararka laga helayo dalka Djibouti ayaa sheegaya in diyaaradda Turkish Airlines ee saaka la filayey inay ka degto magaalada Muqdisho…
Shir in ka badan 10 saacadood qaatay oo ay yeesheen Madaxweynaha xilligiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda a bilowdo baaritaanka Kiiska Dacwadda ee ka dhanka ah…
Xeer ilaalinta Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ayaa qabatay Dawcad lagu soo oogay Madaxda Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA oo salka…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA ayaa goor dhoweyd shaacisay inuu xilka la wareegay sarkaalkii uu xalay magacaabay Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu dhaqdhaqaaq ciidan ka jiro xarunta weyn ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku dhaqaaqay tallaabo lama filaan ah, markii xil cusub u magacaabay…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku adkeystay go’aano uu ka qaatay shaqo ka joojintii Agaasimaha NISA Fahad…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble kulan fool ka fool ah…
