Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wajahay xaalad adag oo ku saabsan inuu kala doorto Danta Qaranka iyo…
Browsing: Fahad Yaasiin
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa difaacay Agaasimihii Hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji oo uu shaqada ka…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqadii ka joojiyey Agaasimihii Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.
Agaasimaha hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji ayaa codsi u dirtay Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo, isagoo doonaya inuu…
Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa qorshe yaab leh u degay amarkii uga yimid Ra’iisal…
Taliyaha Hay’adda Nabad-Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasin Xaaji Dahir ayaa jawaab ay shuruud ku xiran tahay u diray Ra’iisal…
Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa degdeg ugu soo laabanaya magaalada Muqdisho, kadib amar kasoo baya Ra’iisal…
Xog cusub ayey bixisay Hooyada dhashay Ikraan Tahliil Faarax, kadib markii hay’adda NISA ay sheegtay inay u gacan gashay Alshabaab,…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa markii ugu horeysay ka hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax, isagoo caddeeyay inaan…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay xaafada Howl-wadaag ka Afduubteen wiil dhalinyaro ah.
Hooyada dhashay Gabadhii u shaqeyneysay NISA ee Ikraan Tahliil Faarax ayaa gaashaanka u dhufatay warka kasoo baxay NISA ee ah…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa wax aan maangal ahayn ku tilmaamay in Ikraan Tahliil oo in ka badan labo bil…
Xildhibaan Mahad Maxmaed Salaad ayaa dilka Ikraan Tahliil oo ka mid ahyad hay’adda NISA ku eedeeyay agaasimaha Hay’adda Fahad Yaasiin,…
Khilaaf ayaa hareeyay Guddiga Doorashada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, kadib markii ay soo baxday inuu faragelin ku hayo agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda…
Wasiirkii horeee Amniga Jubbaland C/rashiid Janan ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Beledxaawo, kadib markii ay duleedka magaalada kulan kula yeesheen…
Diyaargarow xoog leh ayaa ka socda Gobolka Gedo gaar ahaan degmooyinka Doolow iyo Beledxaawo oo maanta lagu soo dhoweynayo Wasiirkii…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa kashifay sidii uu ku fashilmay shirkii ugu danbeeyay ee Hotel Decale ku dhex maray Ra’iisal…
Ciidamada dowladda Soomaaliya tababarka ugu dirtay dalka Eritrea waxay arrintooda soo bilaabatay sanadkii 2018, waxayna ahayd mid qarsoodi ah oo…
Wasiirkii hore ee Waxbarashada C/llaahi Goodax Barre ayaa si Kulul ugu eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Taliyaha Hay’adda…
Waxaa xalay xarunta Madaxtooyada kulan gaara ku dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya, Ra’iisal wasaaraha, Agaasimaha Hay’adda NISA, Madaxweynayaasha Galmudug iyo K/Galbeed,…
