Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa faahfaahin ka bixiyey xaflad lagu taageerayay musharaxnimadiisa ciidamada dowladda ay hosr…
Browsing: Fahad Yaasiin
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, haddana ah musharax u taagan xilka Madaxweynaha ayaa ku eedeeyay Agaasimaha Hay’adda NISA…
Taliyaha Sirdoonka Talyaaniga ayaa magaalada Muqidsho kula kulmay dhiggiisa Soomaaliya, kadib socdaal rasmi ah oo uu maanta caasimadda Soomaaliya ku…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa weerar culus oo afka ah ku qaaday Agaasimaha Hay’adda Nabadsugigga iyo Sirdoonka ee NISA Fahad…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in Guddiyada Doorashada ee Hirshabeele iyo Galmudug ay intooda badan yihiin xubno ka tirsan…
Maamulka Hirshabelle ayaa waqtigiisu gabogabo yahay, iyadoo aysan muuqan doorasho xilligeeda ku dhici doonta oo maamulkaasi aadayo markii uu shalay…
Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa shaaciyay inuu socdo qorshe lagu beegsanayo xilalkana looga qaadayo saraakiil ciidan, Shaqaale rayid…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa si toos ah u iftiimiyey doorka uu qaadanayo Taliyaha Hay’adda Nabadsugidda Fahad Yaasiin Xaaji Daahir,…
Iyadoo ay oo dhowaatay Doorashada Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa soo baxaya qorshe Doorasho oo madaxweyne Farmaajo ka damacsan yahay Maamulkaasi,…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay kulan dood badan dhaliyey oo shalay ilaa xalay dhex maray…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo uu Wakiil u diray Madaxweynayaashii hore ee dalka,…
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir oo ka mida siyaasiyiinta ugu waaweyn mucaaradka ayaa cambaareeyay weerarkii Alshabaab ku qaadeen Hotelka Elite ee magaalada…
Sidii degdegga ahayd ee Golaha Shacabka u codka muranka ku jiray ugu qaaday xukuumaddii Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre, laguna…
Inqilaab aamusan oo si nabadgelyo ku dhammaaday ayaa ka dhacay Madaxtooyada Soomaaliya habeenkii Sabtida 25-ka July 2020 saacado kadib markii…
Senatoorada kala ah C/llaahi Sheekh Ismaaiil (Fartaag) iyo Iftiin Xasan Baasto ayaa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo ka…
Iyadoo uu socdo ololaha warbaahinta Kenya ee ka dhanka ah Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa qaar ka…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa caawa shaacisay inay xeer ilaalinta Qaranka u gudbisay Dacwad ay kusoo oogtay…
Taliyaha Ciidamada Daraawiishta ee Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose Mahad Maxamed Islaam ayaa qarxiyey xog ku saabsan in Madaxweynaha…
Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa xilkii ka qaaday Taliyihii Ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee Gobolka…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa shaacisay inuu xilkii iska casilay madixii Amniyaadka Alshabaab ee G/Banaadir.
