Taliyihii hore ee ciidamada NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa si weyn u weerarray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo…
Browsing: Fahad Yaasiin
Wasiirkii Amniga Jubbaland ee ka baxsaday dowladda Soomaaliya C/rashiid Xasan Nuur (Janan) ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan…
Guddoonka Golaha shacabka ayaa guddi soo baara u saaray xayiraad ciidamada Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Somalia ay saareen xildhibaanad ka…
Wakiilo ka kala socda Madasha Xisbiyada ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hadlay kulankii dhowaan dhex maray madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo hoggaaminaya…
Kulan gaara ayaa habenkii Arbacadda dhex maray taliyaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee Fahad Yaasiin Xaaji iyo qaar ka…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa ka hor yimid magacaabidii ugu danbeysay ee taliyeyaasha ciidamada qalabka sid iyo guddoomiyaha Gobolka Banadir,,…
Hal sano ka hor maanta oo kale Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sameeyay isbedel weyn oo saameeyay Hay’adaha Amniga, talisyada…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa kashifay qorshe uu wado ku-simaha agaasimaha Nabadsugidda iyo Sirdoonka Somalia Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo…
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka ayaa ka hor yimid Dacwad uu sheegay agaasimaha xilka sii haya ee Hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji…
Ku-simaha Taliyaha NISA ayaa ka carooday su’aal uu weydiiyey xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka, isagoo ugu hanjabay inuu dacwad ku soo…
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan albaabada u xiran yihiin maanta ku lahaa magaalada Muqdisho, kaasoo weli socda ayaa ku…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in baarlamaanka lagula kacay falal aan ku habooneyn sida in lagu amro inay damiyaan…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa si weyn u dhaliilay tallaabada ay dowladad Somalia qaaday kadib markii ciidamada NISA iyo kuwa…
Dowladda Somaila ayaa heshiis qarsoodi ah la meel dhigtay madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), kadib wadahadal muddo…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Somalia ee NISa ayaa agaasime la’aan ah muddo ka badan, iyadoo uu xilka iska casilay agaasiihii…
Qoraalkii Hay’addi Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ku faahfaahisay saanad iyo ciidan ay ku wareejisay Booliska ayaa la…
Qoraal ay qoreen xubno u muuqda inay yihiin sirdoon ku dhex jira Hay’adda Sirdoonka Soomaalida ee NISA, loona diray sarkaal…
Taliye ku-xigeenkii hore ee Nabadsugida Cabdalla Cabdalla Maxamed ayaa Dacwad culus ku soo oogay Agaasimaha Hay’ada Nabadsugidda iyo Sirdoonka e…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sameeyay isbedelladii ugu weynaa ee Hay’adaha amniga iyo Madaxtooyada Soomaaliya.
