Iyadoo ay weli socoto waanwaanta laga dhex wado Guddoomiyaha Baarlamaanka oo dhinac ah iyo Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha oo dhinac…
Browsing: Farmaajo
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa kulan xalay dhex maray Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra’iisal wasaaraha, kadib muddo toddobaad ah oo…
Shariif Maye Cusmaan (Shariif Jeeg) oo ah jilaa caan ah oo Soomaaliyeed ayaa dib ugu laabtay dalka Mareykanka oo uu…
Kulan muddo qaatay oo dhex maray Guddoomiye Baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa ayaa kusoo dhammaaday is-afgarad aan la faahfaahin iyo heshiis…
Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Odowaa, wasiirkii hore ee arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa sheegay inay aamus soo dhaaftay tacadiyada ka dhacaya magaalada…
Xildhibaano maanta ku shiray magaalada Muqdisho ayaa soo saaray bayaan ka kooban 10 Qodob oo ku saabsan Mooshinka xil-ka-qaadista madaxweyne…
Intii uu xilka madaxweyne u tartamayey Maxamed C/llaahi Farmaajo wuxuu soo jeediyey in wadahadal lala furo Alshabaab, markii uu talada…
Xildhibaannada taageersan Madaxweynaha Mooshinka xil ka qaadistiisa la isku heysto Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta qabanaya bandhig dhoolatus ah oo…
Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki aya ka duulay magaalada Muqdisho, kadib booqasho laba maalmood ah oo uu ku yimid Soomaaliya.
Mas’uul ma jiro, iyo muwaaddin kale toona, ka sarreeya sharciga dalka.
Sheekadan waxaa ay dhex-martey xukuumadda uu hoggaaminayo Madaxweyne Farmaajo iyo qodobbo ka mid ah dastuurka. Sidan ayayna u dhacaysaa: Dastuurka…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa ka guuray xaruntii uu ka degenaa Madaxtooyada ee Villa Uganda, kadib saddex maalmood…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegay in guddoomiyaha Baarlamaanka uu ka baxay xarunta Villa Uganda ee …
Qaar ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa eedeyn u jeediyey xoghayaha Golaha Baarlamaanka C/kariin Buux oo shalay soo saaray qoraal…
Qof ayaa ku dhintay rasaas lagu furay dadweyne bannaanbax ka dhigay magaalada Baydbaba, kaasoo looga horjeeday madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi…
Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar ayaa qoraal talo soo jeedin ah u diray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, isagoo sheegay inuu…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdaullaahi Farmaajo ayaa farriintiisii ugu horeysay soo dhigay baraha bulshada wixii ka dambeeyay markii laga keenay mooshinka…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibannada mooshinka xil ka qaadista ka keenay madaxweynaha Farmaajo ayaa baaq u diray…
Xildhibaanada wada mooshinka xilka-qaadista ka keenay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo saaray baaq ka kooban laba qodob oo midkood…
Xildhibaannada keenay mooshinka xil ka qaadista Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay xarunta Villa…
