Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray Madaxweynaha dalka Masar iyo shacabka dalkaasi.
Browsing: Farmaajo
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Axmed ayaa la sheegay inuu ka baxay isbaheysi siyaasadeed oo dowladda Imaaraadka u dhistay…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta soo gabagabeynaya socdaalkiisii dalka Imaaraadka Carabta.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cllaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Imaaraadka ayaa caawa maamuus u sameeyay dadka u soo halgamay…
Safarka Madaxweyne Farmaajo uu kutagay dalka Imaaraatka ayaa ah mid xasaasi ah, maadaama uu ku soo beegmayo xilli Soomaaliya ay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa galabta gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta.
Sida ay qortay jariirada Daily Nation Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis hal sano ah la gaartay Sharikad Mareykan ah oo olole…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa maanta u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta, halkaasi oo uu kula kulmi…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu u dhoofo dalka Imaaraadka Carabta.
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo uu ku sii jeedo dalka Imaaraadka Carabta.
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo xilka madaxweynaha kula tartamay madaxweynaha xilka haya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa jawaabtii ugu horeysay ka…
Waxaan daawaday muuqaal uu soo duubay hogaamiye diimeedka dagaalama Shiikh Xasan Daahir Aweys kaas oo hadda xabsi guri ku ah…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday sir uu sheegay inay ku saabsan tahay duminta…
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo xabsi Guri ugu jira dowladda Federaalka, horena u ahaa hogaamiye ka tirsan Alshabaab iyo kooxdii…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galaya caawa olole ku saabsan amniga degmooyinka G/banaadir oo ka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa codsi hordhigay in ka badan 50 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug, kuwaasoo ahaa…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa sheegay inuusan jirin wax heshiis ah oo weli laga gaaray khilaafka madaxda…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta khudbad u jeediyay ciidamo iyo saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku sugan xarunta Wasaaradda Gaashaadhigga ee magaalada Muqdisho oo shir degdeg uu kula leeyahay…
