Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta dhagax dhigay dib u dhiska Matxafka Qaranka oo ka mida mashaariic lagu dhisayo…
Browsing: Farmajo
Shirar is dabajoog ah ayaa galabta iyo caawa ka socda xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, kadib go’aankii Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh…
Madaxda Dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galay JanaasadiiTaliyihii iyo abaanduulihii Guutada 12-ka April ee Ciidanka Xoogga Dalka Jen. Cumar Aaden…
Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa saxiixay mooshin ku saabsan in mooshin lagu dalbanayo in Baarlamaanka la hor keeno…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay maalinta caalamiga ah ee Naafada Adduunka ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya…
Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa farriin tacsi ah u diray Qoyska uu ka geeriyooday madaxweynihii hore ee George W.…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la sheegay inuu Itoobiya u ogolaaday saldhig ciidamadeeda Badda ku yeeshaan mid ka mida…
Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Qaarada Afrika ee AFRICOM Thomas Waldhauser oo soo gaaray ayaa magaalada Muqdisho ayaa kulan gaara kula…
Xaflad xalay ka dhacday magaalada Nairobi oo madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo la yeeshay qaar ka mida jaaliyadda Soomalida ayaa laga…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyay shirka dhaqaalaha Badda caalamka ee ‘Blue Economy’ ee maanta ka furmay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo la sheegay inuu…
Madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni ayaa bogaadiyey isbaheysiga saddex geesoodka ah ee Geeska Afrika oo ay Soomaaliya ku jirto.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo dhiggiisa Uganda Yoweri Museveni ayaa maanta ku kulmay qasriga Madaxtooyada Entebbe.
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hogaaminayey ayaa soo gabagabeeyay booqashadii ay ku joogeen dalka Turkiga, isagoo…
Turkey’s president on Friday met with his Somali counterpart in Istanbul for talks, according to a statement from the Turkish…
Madaxweynaha Soomaaliya oo ku sugan dalka Turkiga ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha dalkaasi Recep Tayyip Erdogan.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo gabogabeeyay booqashadii uu ku joogay dalka Talyaaniga, isagoo socdaal kale ku tegay dalka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul uga dhaliilay dadka ka hor yimid heshiisyada uu la galay dalalka Itoobiya…
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdiga oo hoggaaminayo oo socdaal ku jooga dalka Talyaaniga ayaa la kulmay madaxweynaha dalkaasi Sergio Mattarella.
Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Rome ee dalka Talyaaniga.
