Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo xalay ka qeyb galay xafladii caleema-saarka madaxweynaha cusub ee Puntland ayaa khudbadiisii ku sheegay…
Browsing: Farmajo
Waxaa magaalada Garowe ka socota xafladda caleema-saarka madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid C/llaahi Deni.
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegay in khudbadaha xafladda caleemo saarka laag reebay siyaasiyiin uu ka mid yahay C/raxmaan…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe, iyadoo si weyn halkaasi loogu soo…
Waxaa magaalada Garowe xilligan ka socda soo dhoweynta Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo diyaaradii uu la socday ay hadda…
Waxaa magaalada Garowe ka socota soo dhoweynta Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, iyadoo garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ee magaaladaasi…
Iyadoo qabanqaabadii ugu danbeysay ee caleemo saarka madaxweynaha Puntland ay ka socoto magaalada Garowe ayaa la filayaa inay maanta halkaasi…
Waxaa saaka magaalada Garowe saaka ka degtay diyaaradii labaad oo ay la socdaan ciidamada ilaalada Madaxweynaha Soomaaliya oo laga duuliyey…
Guul waqtiyeed oo uu madaxweynaha gaaray keliya looma fasirin; waxay noqotay faan loo sammeeyay hal-heys, “Kheyre ku arag, Farmaajo kuu…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay qaabkii loo eryay wakiilkii Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom oo dowladda Soomaaliya ay…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in Beesha uu kasoo jeedo Mukhtaar Roobow Cali oo u xiran dowladda Somalia,…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay inuu telefoon u diray madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta saaka, isla markaana uu la…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Munaasbadii caleemo-saarka madaxweynaha K/Galbeed ayaa sheegay in doorasho xor ah ay…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba aya sheegaya inuu goor dhoweyd halkaasi gaaray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa farriin tacsi ah u diray dowladda iyo shacabka Kenya, isagoo cambaareeyay weerarkii lagu qaaday…
Tan iyo intii xilka qabtay Madaxweyna Maxamed C/llaahi Farmaajo laba sanadood ka hor wuxuu talada ku yimid olole wadaniyad la…
Madaxda Dowladda Soomaaliya si kala gaara hambalyo ugu diray madaxweynaha la doortay ee maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni.
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa si weyn u cambaareeyay falkii ay ciidamada amniga ku hor istaageen xaflad lagu soo xiri…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa faragelin ku sameeyay xil ka qaadis lagu sameeyay guddoomiye oo ka tirsan Gobolka Banaadir,…
Xildhibaan C/fataax Ismaaciil Daahir ayaa ku eedeeyay dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo inuu ku dhisan yahay ‘Aargoosi’, wuxuuna sheegay in…
