Browsing: Gaza
Dowladda Qatar ayaa toddobaadkan ku dhawaaqday inay deeqa lacageed oo gaaraya $500 milyan ku bixineyso dib u dhiska Marinka Gaza…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa War saxaafadeed cambaareyn ah kasoo saartay duqeyn 5 maalmood ka hor ka dhacay Gaza oo…
Israa’iil iyo kooxaha Falastiiniyiinta ayaa gaaray heshiis xabbad joojin oo ilowday saaka aroortii kadib socday muddo 11 maalmood ah.
Xarakada Alshabaab ee Soomaaliya ka howlgasha, kana tirsan ururka Al-qaacida ayaa bayaan kasoo saartay dagaalka Yuhuudda ku qaaday Marinka Gaza.
Dagaalyahanada Xamaas ayaa maanta Gantaallo dhowr ah weerartay magaalooyinka Israa’iil oo ay ka mid tahay caasimadda Tel Aviv.
Muuqaalka wiilka yar ee lagu magacaabo Xamza Nassar oo ku shahiiday weerar ay diyaaradaha ciidamada Yuhuudda ku qaadeen Marinka Gaza…
Ciidamada Yuhuudda oo adeegsanaya diyaaradaha dagaalka, Taagiyada iyo Madaafiicda Goobta ayaa sii wada duqeyn aan kala joogsi lahayn oo ay…
Xaaladda magaalada Qudus, marinka Gaza iyo degaanada Yuhuudda ayaa kasii dartay saacadihii ugu danbeeyay, kadib xadgudubkii ay ciidamada Yuhuudda kula…
Dowladda Qatar ayaa ku dhawaaqday taageero dhaqaale oo la siinayo Marinka Gaza ee dhulka reer Falastiin oo ay maamusho kooxda…
Ciidamada Israel ayaa duqeyn ay ka fuliyeen Marinka Gaza ee dhulka Falastiin ku dilay sarkaal sare oo taliye ka ahaa…
Amiirka dowladda Qatar Amir Tamin Bin Hamad Althani ayaa ku dhawaaqay taageero dhaqaale oo uu siinayo dadka reer Falastiin munaasabadda…
Wasiirka difaaca Israa’iil Avigdor Lieberman oo ah nin xagjir ah oo ka tirsan Yuhuudda garabka midig ayaa ku dhawaaqay inuu xilka…
Kooxaha Muqaawamada reer Falastiin ayaa in ka badan boqol Gantaal caawa ku weerarray magaalooyinka kaabiga ku haya Marinka Gaza, iyadoo…
Israa’iil ayaa billaawday duqeymo ay ku bartilmaameedsaneyso xerooyin ciidan oo ku yaalla marinka qaza, kaddib marki askari lagaga dilay rasaas…
Shirkii degdega ahaa ee dalalka Muslimka oo ka dhacay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa;aha spp saaray baaq ku saabsan…
Khilaafka diblomaasiyadeed ee dalalka Turkiga iyo Israel ayaa gaaray heerkii ugu xumaa kadib dilkii ciidamada Yuhuudda u geysteen bannaanabxayaashii reer…
Dowladda Mareykanka ayaa hor istaagtay qaraar kasoo bixi lahaa Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaasoo ku baaqayey in guddi xaqiiqo…
