Maamulka cusub ee Gobolka Banaadir ayaa bilaabay inuu Biro waaweyn ku xiro goobaha laga soo galo xarunta Maamulka Gobolka Banaadir.
Browsing: G/Banaadir
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa maanta ka dhoofay magaalada Muqdisho.
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ka xiray saaka qaar ka mid ah waddooyinka Muqdisho xilli lagu wado in furmo Golaha Amniga…
Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa dingin culus ka soo saray dadka dhisanaya ee la wareeagya dhulka hantidda…
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaaladda Muqdisho, C/raxman Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa maanta oo saaray wareegto labaad oo uu ku joojiyey…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta Maamulka Dowlada Banaadir.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Mudane C/raxman Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa soo saaray amar kale oo lagu joojinayo dhul…
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yarisow) oo kulan la qaatay wafdi ka socda Dowladda Shiinaha oo ka mid yihiin…
Waaxda Faya-dhowrka ee gobolka Benaadir u qaabilsan ayaa soo bandhigtay Raashin iyo Dawo dhacay oo ku jiray Bakhaarada Dekadda weyn…
Nadaafadda waxay ka mid tahay adeegyada asaasiga ah ee ka qeyb qaata caafimaadka iyo faya-dhowrka, waxaana muddo dheer maareynta qashinka…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa la guddoonsiiyey abaamarin lagu magacaabay “Xilgudasho Qaran”.
Waxaa caawa magaalada Muqdisho ka socota munaasabad nooc cusub ah oo lagu bixinayo Abaalmarinta XIL-GUDASHO QARAN.
Ku dhawaad 90 qof oo tahriibayaal ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ku hafteen xeebaha Libya, kadib markii kooxo…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ka qarxiyey cidda bixisay dhulka danta guud fogeeyay inuu bixiyey Barxadda…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in isbedel lagu sameynayo xilkii dhowaan loo magacaabay mid ka mida guddoomiye ku…
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan ayaa maanta dhagax dhigay Xarunta Degmada Wadajir oo sanadkii…
Guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir ayaa la sheegay inuu dalbaday in laga bedelo mid ka mida guddoomiye ku xigeenada Gobolka Banaadir…
Maamulka cusub ee Gobolka Banaadir ayaa maalintii ugu horeysay ee xafiiska la wareegeen kormeer iyo hubin ku sameeyay ciidamada ilaaliyaha…
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maalintii ugu horeysay ee uu xafiiska…
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yariisow) ayaa maanta kulankiisii ugu horeeyay la yeeshay guddoomiyeyaasha 17-ka degmo ee…
