Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka digay qaabka loo wado kala saarista Guddiyada Doorashada, isagoo sheegay inay mugdi gelin doonto…
Browsing: Guddiga Doorashada
Waxaa soo baxday faragelin ay la kulmeen Guddiga Wasiirada ee Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble u saaray kala shaandheynta xubnaha…
Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Hirshabelle iyo Koofur Galbeed ayaa soo bedelay xubnihii cabashada laga keenay ee ku jiray Guddigii doorashada ays…
Xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya ayaa shaacisay shaqada ay qaban doonaan Guddiga Farsamada ee maamulka Doorashada dadban ee uu shalay magacaabay Ra’iisal…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi Farsamo heer sare ah oo u qaabilsan hirgelinta Doorashada dadban…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa inuu ku dhaqaaqo fulinta mid ka mida…
Guddigii la isku khilaafsanaa ee Doorashada oo ay dhistay xukuumadda Federaalka ayaa caawa la kala diray, kadib xaflad uu u…
Guddiga lagu muransan yahay ee Doorashada oo ay dhisay xukuumadda Federaalka ayaa soo saaray war-saxaafadeedkii ugu horeeyay ee in muddo…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa shaaciyay liiska magacyada Guddiga Doorashooyinka Jubbbaland ee heer dowlad Goboleed.
Dowlad Goboleedka Puntlanda ayaa shaacisay xubnaha Guddiga Doorashada ee heer dowlad Goboleed oo in muddo ah laga sugayey.
Guddiga lagu muransan yahay ee Hirgelinta Doorashada Heer Federaal oo aan in muddo ah warkiisa la maqlin ayaa war aan…
Baarlmaanka Federaalka Soomaaliya ee muddo xileedkiisu dahmmaaday ayaa maanta muddo kordhin u sameeyay Guddiga Doorashada Qaran ee ay hoggamaaiso Xaliimo…
Guddiga Doorashada ee lagu muransan yahay ayaa shaaciyey inuu mar kale dib u dhac ku yimid xilligii loo qabtay Doorashada…
Guddiga Doorashada Dowladda Soomaaliya ee lagu muransan yahay ayaa shaaciyey inay foomamka Doorashada iyo habraacyada u kala direen maamul Goboleedyada.
Guddiga Doorashada Dadban 2020/21 ee lagu muransan yahay ayaa soo saaray jadwal cusub oo Doorasho, kadib markii uu shaqeyn waayey…
Guddiga Badbaadada Doorashooyinka ee ay dhiseen Musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa shirkii ugu horeeyay maanta yeeshay.
Guddiga Doorashada lagu muransan yahay ee Heer federaal oo shalay isk dhex magacaabay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku xigeen ayaa la…
Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa maanta ku dhawaaqay inay magacaabeen Guddiga Badbaadinta Doorashooyinka Qaranka.
Guddiga Doorashooyinka Dadban 2020/2021 ee Heer Federaal oo dhismihiisa muranka ka taagan yahay ayaa soo saaray warkii ugu horeeyay ee…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa xaqiijiyey inuu waanwaan ka dhex wado Madaxda dowladda Federaalka iyo Musharixiinta Mucaaradka ee…
