Gudida doorashooyinka Kenya ayaa sheegtay in ay ku hawlan tahay in ay sida ugu dhakhsaha badan u shaaciso natiijada kama…
Browsing: Kenya
Nin si aanan ku talogal ahayn xiddig uga noqdey baraha bulshada kadib markii uu sawirkiisa kasoo muuqdey warbaahinta xili uu…
Isbaheysiga Mucaaradka dalk Kenya ayaa ku dhawaaqay in musharaxooda uu ku guuleystay doorashadii madaxtinimda dalka Kenya.
Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Kenya, kana mid ahaa musharixiinta mucaaradka dalka Kenya ayaa si kulul uga hadlay doorashada…
Wararka laga helayo magaalada Gaarisa ee Waqooyi Bari, Kenya ayaa sheegaya inay rabasho la xiriira doorashada ay halkaasi ka dhaceen.
Iyadoo natiijada Doorashada dalka Kenya ay iska soo daba dhaceyso ayaa waxaa arrimaha cusub ka mida haweeneydii ugu horeysay ee…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in rabshado ay ka bilowdeen magaalada Kisumu.
Musharaxa xisbiga Mucaaradka ee Doorashada dalka Kenya Raila Odinga ayaa sheegay in nidaamka tirinta codadka Doorashada dalka Kenya la jabsaday.
Musharaxa mucaaradka ee madaxweynaha Kenya Raila Odinga ayaa diiday natiijada doorashada madaxtinimada dalka Kenya ee uu ku horeeyo madaxweynaha xilka…
Natiijooyinka Doorashada guud ee dalka Kenya ayaa bilowday inay soo baxaan, iyadoo la xiray goobihii doorashada, waxaana natiijooyinkii ugu horeeyay…
Kenya iyo Soomaaliya waa labo dal oo daris ah oo waddaaga xudduud dheer oo bad, dhul iyo hawo intuba isugu…
Madaxweynah Kenya Uhuru Kenyatta iyo kuxigeenkiisa William Ruto ayaa maanta tegay Kaniisad ku taalla magaalada Nairobi si loogu barakeeyo inay…
Kooxda Warfaafinta Alsahbaab ayaa baahisay muuqaal Video ah oo muujinaya dilka askari Kenyaati oo maxbuus ah ay u heystay.
Ururka Al-shabab ayaa soo bandhigay Gaari ay dhowaan qabsadeen oo ka mida ahaa baabuurta ololaha doorashada Kenya ee xisbiga madaxweyne…
Dabley la sheegay inay yihiin Alshabaab ayaa weerar kale ku qaaday degaanka Mandheera ee dalka Kenay iyadoo qasaare ka geystay…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku baaqaya xasilooni, kadib xasilooni darro ka dhalatay dilka sarkaal sare oo ka tirsanaa guddiga…
Koox Hubeysan ayaa xilligan weerar ku heysta Guriga Madxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto.
Qeybta warfaafinta u qaabilsan Alshabaab ee Al-Kataa’ib ayaa soo saartay filim nooc cusub (Infographic) kaasoo ka hadlaya qasaaraha dowladda Kenya…
Arday Kenyaan ah oo ka mid ahaa xubno madaxooda la dul dhigay lacag oo ay raadinayeen hay’addaha ammaanka Kenya ayaa…
