Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa magacaabay Guddiga madaxa Bannaan ee ee Xuduudaha iyo Doorashada ee Jubbaland.
Browsing: Kismaayo
Xaflad sagootin ah oo si weyn loo agaasimay ayaa caawa ka socota magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland.
Su’aalo badan ayaa ka dhashay socdaalka Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ku joogo magaalada Kismaayo , kasoo yimid xilli labada dhinac uu…
Wafdiga Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta lagu martiqaaday degaanka loo dalxiis tago ee Goobweyn, halkaasoo uu…
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mida Xildhibaanada Baaralmaanka Federaalka ayaa sheegay in Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) uu…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubbaland, iyadoo si weyn loogu soo…
Waxaa magaalada Kismaayo ka socda qabanqaabadii ugu danbeysay ee soo dhoweynta Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre oo maanta ku…
Xildhibaan Faarax Xasan oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Somalia, una dhow madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo farrriin dheer oo isugui jirta…
Waxaa goor dhoweyd Garoonka magaalada Kismaayo ka degay wafdi hordhac u ah Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo maalinta Berri…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Somalia xasan Cali Kheyre uu maalinta Berri ah tegu…
Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig oo sheegay inuu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha Jubbaland ayaa si la yaab leh uga…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Ciidamada amniga maamulka Jubbaland ay Garoonka Diyaaradaha Kismaayo ay u diideen Garoonka…
War kasoo baxay Maamulka Axmed Madoobe ee Jubbland ayaa lagu mamnuucay olole doorasho oo xilligan laga bilaabo maamulkaasi, inta laga…
Ciidamada Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Jubbaland ayaa weerar ku qaadeen saldhig Al-shabaab ku lahaayeen degaanka Kobo ee Gobalka Jubbada Hoose…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa loo sharciyeeyay dhul ku yaalla magaalada Kismaayo, iyadoo la furay Hay’ad sharciyeysa dhulka magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Maleeshiyadii ugu badneyd muddooyinkan laga dilay kooxda Alshabaab, kadib weerar ay saaka…
Ciidamada Maamlulka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku soo bandhigay dhoolatus ay ku muujinayaan cududdooda iyo hubkooda, iyadoo uu khudbad…
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Cabdi Xaashi C/laahi & xubno la socda ayaa maanta tegaya magaalada Kismaayo.
Gabar yar oo da’adeeda lagu sheegay 15 sanno jir, laguna magacaabo Naciimo bashiir ayaa Xalay fiidkii arin naxdin leh ku…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) iyo Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dalxiis u tegay degaanka Gosha ee…
