Gudiga Golaha Aqalka Sare ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay go’aan ku saabsan waanwaantii ay ka dhex wadeen Dowladda Federaaka iyo…
Browsing: Maamul Goboleedyada
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa dowladda Federaalka ku eedeeyay inay maamul Gobooleeyada isla sinto oo khilaaf…
Shirkii wasiirada amniga iyo taliyeyaasha ciidamada maamul Goboleedyada ayaa ku soo dhammaaday magaalada Kismaayo ee Jubbaland.
Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa cambaareeyay faragelin uu sheegay in lagu hayo Doorashada madaxweynaha Koofur Galbeed.
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Guddi dhexdhexaadin u magacaabaya khilaafka dhex yaalla maamul Goboleedyada iyo dowladda Federaalka Soomaaliya.
Guddoomiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aaden Barre Ducaale madaxda Soomaalida ugu baaqay inay u midoobaan danaha dalkooda, loogana saari lahaa is-jiidjiidka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa Galabta dib ugu laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii uu ka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa madaxda maamul goboleedyada u sharxay shaqooyinka laga rabo maamulladooda, isagoo farriin culus u dirtay…
Qoraal kasoo baxay Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa lagu soo dhoweeyay isku dayga Aqalka Sare ay ku doonayaan inay xalinayaan…
Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar (Camey) ayaa ka hadlay khilaafka u dhaxeeya dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada, isagoo…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay khilaafka ka dhaxeeya dowlada Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada.
Waxaa magaalada Kismaayo shir uga furmi doonaa Wasiirada amniga iyo Taliyeyaasha ciidamada afarta maamul Goboleedyo Puntland, Jubbaland, Galmudug iyo K/Galbeed, kasoo…
C/raxmaan Nuur Maxamed Diinaari, safiirkii hore ee Soomaaliya dalka Koofurta Suudaan ayaa sheegay in go’aanadii ka soo baxay shirkii afar…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibannada Baarlamaanka Federaalka ayaa markii ugu horeysay talo dhexdhexaad ah u soo jeediyey…
Madaxweyne C/weli Gaas ayaa laba bill kadib ku guulaystay in uu Saddex Madaxweyne Gobal ku shiriyo Garoowe, markii uu 2…
Maamul Goboleedyada Puntland, Jubbaland, K/Galbeed iyo Galmudug ayaa magaalada Garowe uga dhawaaqay inay sameysteen xisbi siyaasadeed oo kulmiya.
Shirkii magaalada Garowe uga socday afarta maamul Goboleed ee Puntland, Galmudug, Jubbaland iyo K/Galbeed ayaa maanta lasoo gabagabeeyay, iyadoo laga…
Guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa aqbalay jawaab ay ka heleen xukuumadda Soomalaiya oo ku saabsan…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa Qoraal jawaab ah u diray Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo ku saabsan khilaafka u…
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa jawaab cad looga bixiyay warkii kasoo yeeray Guddiga…
