Goobaha ganacsiga kala duwan ee Muqdisho ayaa maanta laga dareemay muran iyo cakirnaan ka dhalatay markii shaqeyn waayay adeegga EVC…
Browsing: Muqdisho
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la helay meydka wiil yar oo qeybo ka mida jirkiisa ay maqan…
Madaxweynaha maamulka jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay waxa hortaagan maqaam u sameynta caasimadda iyo arrinta Gobolka Banaadir.
Ganacsatada Gobolka Banaadir ayaa shaaciyey inay joojiyeen adeegsiga dekadda weyn ee Muqdisho, kadib cashuur dheeraad ah oo lagu soo rogay.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal dil ah uu goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Waxaa magaalada Muqdisho ka furmay shir la-tashi ah oo ay IGAD soo qabanqaabisay, kasoo looga hadlayo isu socodka dalalka IGAD…
Shirkii Golaha Amniga Qaranka ee madaxda dowladda Federaalka, Maamul Goboleedyada iyo G/Banaadir ayaa caawa saq dhexe laga soo saaray War-murtiyeed.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerar xalay lagu qaaday Guriga uu degan yahay Gudoomiyihii hore ee degmada Howlwadaag…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf)ayaa maanta Qado sharaf u sameyay qaar ka mida madaxda maamul Goboleedyada shirka uga socdo…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa caawa ka dhoofay magaalada Mqudisho isagoo safar shaqo u kicitimay.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu iska hor imaad magaalada ku dhex maray ciidamo ka wada tirsan dowladda…
Magaalada Muqdisho ayaa maanta u dabaaldageysa sanadguuradii koowaad ee markii sida lama filaanka ah xilka loogu doortay Madaxweynaha xilka haya…
Ciidamada amniga ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen nin ka mid ahaa koox hubeysan oo galabta xaafadda Buundooyinka ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd toogasho lagu khaarijiyey sarkaal ka tirsan ciidamada milateriga Soomaaliya.
Ciidamada amaanka Soomaaliya ayaa dib u soo nooleeyay howlgallo muran badan dhaliyay oo boqolaal dhalinyaro ah lagu qabto caasimadda Muqdisho.
Maamulka cusub ee Gobolka Banaadir ayaa bilaabay inuu Biro waaweyn ku xiro goobaha laga soo galo xarunta Maamulka Gobolka Banaadir.
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa maanta ka dhoofay magaalada Muqdisho.
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ka xiray saaka qaar ka mid ah waddooyinka Muqdisho xilli lagu wado in furmo Golaha Amniga…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun maxkamadeed ku riday saaka eedeysanayaasha Qaraxii lagu hoobtay ee ka dhacay Isgoyska…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa mglabta gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.
