Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta soo gaaray magaalada Muqdisho, isagoo ka qeyb geli doona shirka dowladda…
Browsing: Muqdisho
Maamulka Dekadda weyn ee Muqdisho ayaa xayiray Qalab ay leedahay safaaradda Imaaraadka Carabta ee magaalada Muqdisho.
Qarax xoog leh ayaa caawa ka dhacay uri ku yaalla xaafada Oodweyne ee degmada Deyniile, Gobolka Banaadir, kaasoo lagu diyaarinayay.
Wadooyinka Magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu arkay ciidamo nooc cusub oo Boolis ah, kuwaasoo watay gaadiidka dagaalka.
Nadaafadda waxay ka mid tahay adeegyada asaasiga ah ee ka qeyb qaata caafimaadka iyo faya-dhowrka, waxaana muddo dheer maareynta qashinka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in fal dil ah uu goor dhoweyd ka dhacay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa Maamul Goboleedyada ayaa shir uga furmayaa Magaalada Muqdisho, kaasoo looga hadlayo wixii ka fulay heshiisyadii…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa la guddoonsiiyey abaamarin lagu magacaabay “Xilgudasho Qaran”.
Waxaa caawa magaalada Muqdisho ka socota munaasabad nooc cusub ah oo lagu bixinayo Abaalmarinta XIL-GUDASHO QARAN.
Ku dhawaad 90 qof oo tahriibayaal ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ku hafteen xeebaha Libya, kadib markii kooxo…
Waxaa caawa magaalada Muqdisho lagu qaban doonaa munaasabad lagu soo bandhigi doono abaal-marin loogu talo galay in lagu sharfo Hal-doorka…
Ciidamada ilaalada Madaxtooyada ee Milateriga Soomaaliya loona yaqaan koofiyad casta ayaa maalmahan dhoolatus iyo gaada-ka-cayaar ka waday magaalada.
Saadaasha xiddigista ayaa sheegeysa in caawa Soomaaliya iyo magaalooyinka Muqdisho iyo Geeska Afrika laga arki doono Dayax-madoobaad.
Maamulka cusub ee Gobolka Banaadir ayaa maalintii ugu horeysay ee xafiiska la wareegeen kormeer iyo hubin ku sameeyay ciidamada ilaaliyaha…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa goor dhoweyd dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la xiray isu socodka labada wado ee ugu mashquulka badan magaalada.
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa galabta dib ugu laabtay Muqdisho, ka dib markii uu magaalada Davos ee…
Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir Kamaal Guutaale iyo Xoghayiha Xisbiga Sayid Cali Macalin ayaa xoriyadooda dib u helay, kadib markii ciidamada Nabadsugidda…
Taliska ciidamada asluubta ayaa war cad kasoo saaray maxbuus ku dhintay gudaha Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar Bam gacmeed lagu qaaday ciidamada xasilinta Muqdisho.
