Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa ka hadlay xilka safiirnimo ee uu qaatay, isagoo madaxweyne u…
Browsing: Nairobi
Safaaradda Mareykanka ee magaalada Nairobi ayaa soo saartay digniin ku saabsan weerarro argagixiso oo ka dhici kara magaalooyin ka tirsan…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa galabta Madaxtooyada Kenya ku qaabilay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kadib casuumaad uu ka helay madaxweynaha Kenya Uhuru…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta u dhoofay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax xalay ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaasoo ka dhashay waxyaabaha qarxa…
Wararka laga helayo magaalada Nariobi ayaa sheegaya in qarax ka dhacay meel u dhow Shineemo uu geysay qasaare.
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa beenisay in hubkii lagu weerarray hotelka Dusit ee magaalada Nairobi ay lahayd dowladda Soomaaliya.
Kooxda Alshabaab ayaa weerar kale ku qaaday gudaha dalka Kenya, sida uu shaaciyey Booliska dalkaasi oo sheegay in xalay dabley hubeysan…
Booliska dalka Kenya ayaa raadinaya 8 qof oo loo heyso weerarkii 15-kii Bishan Janaayo ka dhacay dhismaha Dusit D2 ee…
Dembi oogaha dalka Kenya ayaa shaaciyey magacyada dadka loo xiray inay ku lug lahaayeen oo ay maleegeen weerarkii Hotelka Dusit…
21-kii qof ee ku dhintay weerarkii Al Shababaab ay ku qaadeen dhismaha Dusit D2 ee xaafadda Westland ee magaalada Nairobi…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay inuu telefoon u diray madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta saaka, isla markaana uu la…
Tirada dadka ku dhintay weerarkii Alshabaab ku qaaday magaalada Nairobi, gaar ahaan dhismaha Dusit ee degmada Westland ayaa sare u…
Afhayeenka Xarakada Al Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa bayaan kasoo saaray weerarkii ay Alshabaab ku qaadeen hotelka Dusit ee magaalada…
Muuqaallo laga duubay dableydii weerarka ku qaaday hotelka Dusit2 ee magaalada Nairobi ayaa muujiyey inay ahaayeen Soomaali, iyadoo kooxda Alshabaab…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa farriin tacsi ah u diray dowladda iyo shacabka Kenya, isagoo cambaareeyay weerarkii lagu qaaday…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in saaka aroortii rasaas culus laga maqlay hotelka iyo dhismaha…
War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay weerarka lagu qaaday Hotelka Dusit2 ee magaalada Naurobi, waxaana tacsi…
Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay soo afjartay howlgalkii hotelka Dusit ee magaalada Nairobi oo ay galabta weerar ku galeen dabley…
