Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa dacwad ku soo oogay madax iyo saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Browsing: NISA
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo hore u soo noqday taliyaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA ayaa hambalyo u diray bahda…
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo aan hore loo arag isagoo ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliyeed ee…
Xildhibaan C/Shakuur Cali Mire oo ka mida xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhaliilay siyaasiyiin iyo xildhibaanno adeegsaday magacyada…
Siyaasiyiin iyo xildhibaanno mucaarad ku ah madaxda dowladda Soomaaliya ayaa Hay’adda Nabadsugidda iyo sirdoonka Soomaaliyeed ee NISA ku tilmaamay inay…
Ra’iisal Wasaarah xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ka hadlay sababta keentay inaan weli la magacaabin taliyeyaasha ciidamada Booliska iyo…
Ciidamo bistoolado ku hubeysan oo ka tirsan Sirdoonka NISA ayaa weerar ku qaaday weriye ka howlgala magaalada Muqdisho oo looga…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan Nabadsugidda Soomaaliya uu ka mid noqday dadka loo xiray…
Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa ka hadlay holwlgal ay maanta Ciidamo ka tirsan kuwa Imaaraadku tababarray ka fuliyeen Guriga…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa howlgal ay ciidamo uu Imaaraadka Carabtu tababarray ka fuliyeen Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa Imaaraadka carabta tababarray ay galeen Hoyga Cabdi Xasan Cawaale…
Agaasimihii hore ee Hay’adda NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa wada olole balaaran oo uu ku doonayo inuu dib ugu…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqday in la sii daayay oo xoriyadiisa loo xeliyay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame.
Golaha dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa War ay ka soo saareen xariga siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur ka digay in dembi laga dhigo…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo goor dhoweyd xabsiga laga sii daayay ayaa farriintiisii ugu horeysay soo dhigay baraha bulshada.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa shirar xiriir ah oo 24-kii saac ee lasoo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho si…
Xildhibaano dhowr ah ayaa loo ogolaaday inay arkaan siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo u xiran dowladda Soomaaliya.
Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horaysay ka hadashay sababta loo xiray siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur, kaas oo wali xiran.
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa war cad kasoo saartay howlgal xalay ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagu xiray siyaasiga C/raxmaan…
Howlgal ay caawa saqdii dhexe qaadeen ciidamada nabadsugidda NISA ayaa lagu qabtay siyaasiyiin mucaarad ku ah dowladda Soomaaliya.
