Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa qorshe yaab leh u degay amarkii uga yimid Ra’iisal…
Browsing: NISA
Taliyaha Hay’adda Nabad-Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasin Xaaji Dahir ayaa jawaab ay shuruud ku xiran tahay u diray Ra’iisal…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay qoyska Ikraan Tahliil Faarax oo ka tirsaneyd Hay’adda NISA,…
Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa degdeg ugu soo laabanaya magaalada Muqdisho, kadib amar kasoo baya Ra’iisal…
Xog cusub ayey bixisay Hooyada dhashay Ikraan Tahliil Faarax, kadib markii hay’adda NISA ay sheegtay inay u gacan gashay Alshabaab,…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa markii ugu horeysay ka hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax, isagoo caddeeyay inaan…
Maqnaanshaha 70-ka maalmood socday iyo Geerida ka danbeysay ee Ikraan Tahliil Faarax oo ay shaacisay Hay’addii ay u shaqeyneysay ee…
Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsanaa Baarlamaankii 10-aad ee Federaalka ayaa si kulul uga hadlay kiiska Ikraan Tahliil Faarax, isagoo…
Midowga musharixiinta ayaa war kasoo saaray dilka Ikraan Tahliil Faarax ee ay shaacisay Hay’adda NISA, iyagoo tacsi diray qoyskeeda.
Al-shabaab ayaa soo saartay Wararka ayaa sheegaya cad oo ay ku sheegtay inaysan wax lug ah ku lahaun afduubka iyo…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ku baaqay in la magacaabo guddi baaritaan oo ka sal-gaara…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa wax aan maangal ahayn ku tilmaamay in Ikraan Tahliil oo in ka badan labo bil…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa goor dhoweyd caawa shaacisay in Alshabaab ay dileen Ikraan Tahliil Faarax oo…
Ilo kudhow Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA ayaa laga soo xigtay inay Gabadha ka tirsaneyd Hay’adaasi ee la waayey…
Hooyada dhashay dhibane Ikraan Tahliil Faarax ayaa si qiiro leh uga hadashay gabadheeda oo muddo laba bilood ah ka maqan,…
Madaxweynaha muddo xilkeedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Agaasimaha Hay’adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji ayaa ogolaaday una hoggaansamey xil ka…
Hay’adaha Garsoorka dowladda Soomaaliya ayaa marki ugu horeeyay muddo Bil ah ka hadlay kiiska sarkaalad u shaqeyneysay Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya…
Nabadoon Maxamed Xasan Xaad ayaa ka hadlay xaaladda gabadha maqan ee ka tirsaneyd Hay’adda NISA Ikraan Tahliil Faarax, isagoo eedeyn…
Midowga Musharixiinta ayaa taageeray tallaabadii uu Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble xilka uga qaaday Saraakiil ka tirsan Hay’dda NISA oo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xilalkii ka qaaday laba sarkaal oo ka tirsan Hay’adda Sirdoonka…
