Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa qaaday tallaabooyin aan hore loo arag oo lama filaan ah tan iyo intii…
Browsing: Baarlamaanka
War laga helay xafiiska guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh ayaa sheegaya inuu qabtay Mooshin xil ka qaadis Madaxweyne (Impeachment)…
Shirar is dabajoog ah ayaa galabta iyo caawa ka socda xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, kadib go’aankii Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh…
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qarka u saaran inuu laba qeybood u kala jabo kadib markii uu guddoomiyaha Maxamed Sheekh…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa dib u soo celiyay Guddigii Maaliyada ee Baarlamaanka Soomaaliya oo uu dhowaan…
Kulanka 31-aad ee Golaha Shacabka oo la filyey inuu maanta dhaco ayaa baaqday, kadib markii guddoonka uu joojiyey kulankaasi oo…
Kulan si gaara oo abaabulay oo ay ka qeyb galeen qaar ka mida xildhibannada labada gole oo ka dhacay magaalada…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Hindise Sharciyeedka Xaqsiinta Siyaasiyiinta Dowladda.
Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa saxiixay mooshin ku saabsan in mooshin lagu dalbanayo in Baarlamaanka la hor keeno…
Shirkii Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka oo Galabta lagu qabtay xarunta Villa Hargeysa ayaa soo idlaaday, iyadoo aan go’aan…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa shir isugu yeeray Guddiyadda Joogtada ah ee golaha Shacabka.
Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka oo ka mida xibsiyada dalka ka jira oo uu guddoomiye u yahay Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab)…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa kulan la yeeshay Qaar ka mida xubnaha Guddiga Maaliyada ee uu dhowaan kala…
Shirarkii Golaha Shacabka ayaa hakad ku jirta, iyadoo uu weli taagan yahay khilaafka ka dhashay kala diristii Guddigii Maaliyadda ee…
Xildhibannada ka horjeeda xukuumadda Soomaaliya ee mucaaradka ah ayaa si weyn isugu soo baxay maanta soo dhoweynta Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed…
Guddoonka Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kala diray Guddigii Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta iyo La xisaabtanka Baarlamaanka Federaalka.
Waxaa maanta baaqday kulan la filayey inay yeeshaan xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka, iyadoo muran ka taagan yahay qaabka guddoominta Baarlamaanka, dalkana…
Waxaa maanta markii labaad baaqday kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo ay taagan tahay arrintii ka dhalatay Warbixintii la laalay ee…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida Baaralmaanka Federaalka ayaa weerar afka ah ku qaaday guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya…
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad ayaa soo saaray qoraal uu been abuur ku tilmaamay war…
