Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa digniin culus u diray Xukuumadda Soomaaliya iyo maamul Goboleeyada dalka ka jira.
Browsing: Baarlamaanka
Ku-simaha Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya C/weli Ibraahim Muudey ayaa magacaabay Guddiga qabanqaabada Doorashada Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.
Iyadoo uu sii xoogeysanayo ololaha doorashad guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka socda shirar ay leeyihiin musharixiinta u taagan…
Iyadoo ay sii kordhayaan musharixiinta u taagan xilka guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa waxaa waxaa musharaxnimadiisa shaaciyay wasiirkii saddexaad ee ka tirsan…
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuuumadda Soomaaliya oo ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa ku dhawaaqay inuu u sharxan yahay xilka Guddoomiyaha…
Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu u sharaxan yahay xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka…
Xubno ka socday hoggaanka Culimada Soomaaliyeed ayaa kulan la yeeshay Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.
Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa ku guuleystay doorashadii kursi xildhibaan oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb.
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya oo hadda ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka ayaa khudbad dheer ka jeediyay fadhigii Baarlamaanka ee…
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomalaiya Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa faahfaahin ka bixiyey sababihii keenay inuu is casilo.
Guddoomiyihii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu xilka iska casilay xilka guddoominta Baarlamaanka.
Fadhigii Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka furmay Xarunta Baarlamaanka magaalada Muqdisho, iyadoo uu shir guddoonka la wareegay Guddoomiye ku…
Guddoomiyaha is casilay ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa la xaqiijiyay inuu maanta guddoominayo qeybta hore ee…
Ra’iisal wasaarha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Caawa hoygiisa ku booqday guddoomiyaha is casilay ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh…
Guddoomiyaha is casilay ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa guddoomin doona qeybta hore ee fadhiga Baarlamaanka yeelan…
Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya C/weli Ibraahim Muudey ayaa joojiyey kulan la filayay inuu Berri isugu yimaado Baarlamaanka…
Iyadoo uu soo dhammaaday khilaafkii ka dhashay mooshinkii Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa waxaa durba soo bilowday ololaha…
Waxaa durba soo baxay musharixiin dhowr ah oo shaaciyey inay u taagan yihiin xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo uu iska…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa ka hadlay wararka sheegaya inuu xilka is casilay.
Guddoomiyaha Aqalka Hoose ee baarlamanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ayaa maanta iscasilay kadib saddex toddobaad oo loolan siyaasadeed uu kala…
