Guddiga Dastuurka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa bilaabay kulamo u gaara oo ku saabsan dib u eegista Dastuurka, kuwaasoo looga horjeedo seminaaro…
Browsing: Baarlamaanka
Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa oo ka mida xildhibaannada Golaha shacabka Soomaaliya ayaa u diday Siyaasiyiinta iyo xildhibaannada sida joogtada ah…
Guddoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa soo bandhigay qorshe cusub oo lagu dhisayo guriga baarlamaanka oo ku burburay…
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dadweynaha magaalada Muqdisho ugu baaqay kacdoon iyo bannaanbaxyo ay uga horjeedaan wadooyinka xiran.
Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa jawaab kulul ka bixiyay war kasoo yeeray guddoomiya ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka…
Senator ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay weerarradii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho.
Guddiya Joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka ayaa shir ka yeelanaya muranka dhashay canshuur ay soo kordhisay Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya.
Xildhibaan C/llaahi Sheekh Ismaaciil oo ka mida xildhibaannada caanka ah ee Golaha Shacabka, horena u soo noqday Wasiirka Arrimaha dibadda…
Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa afka furtay isagoo shir jaraa’id oo uu goor dhoweyd qabtay ku faahfaahiyey weerarkii lagu…
Guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa soo farageliyay muranka ka taagan maqaamka Gobolka Banaadir iyo xiisadda siyaasadeed ee hareysay Madaxtooyada Soomaaliya…
Waxaa maxkamadda sare ee dalka loo gudbiyey dacwado ku saabsan kuraas ka bannaan Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo dacwad ay ka…
Guddigga difaaca Golaha Shacabka ayaa Qoraal kulula kasoo saaray Dhul boob ay sheegeen inay ciidamada Kenya ka wadaan xuduudka Somalia iyo…
udiga Difaaca ee Golaha Shacabka oo maanta shir ku yeeshay Magaaladda Muqdisho ayaa kad ooday weerarkii ciidamo ka tirsan kuwa…
Guddigga joogtada ah ee Baarlamaanka Soomaaliya kulamo uga socday magaalada Muqdisho kasoo saaray go’aan ku saabsan xasaanad ka qaadis laba…
Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa olole balaaran u galay in Miisaaniyada dowladda Soomaaliya oo uu ansixiyey Golaha Shacabka ay…
Golaha Afhayeenada Golayaasha Xeer-dejinta ayaa kulankoodii 4-aad ku yeeshay Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku-meelgaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Koonfur-Galbeed 26kii ilaa…
Haweenka Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa doortay guddoomiye u gaara, xafladan lagu dhisay Ururka Haweenka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Aqalkiisa…
Xildhibaan C/saabir Nuur Shuuriye oo ka mida labada xildhibaan ee Xeer ilaalinta Qaranka ku soo eedeysay Qarandumis-nimada ayaa maanta si…
Waxaa magaalada Baydhaba ka socda qabanqaabo lagu soo dhoweynayo wufuud ka socota Baarlamaanka Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada oo shir…
Agaasimihii hore ee Hay’adda NISA C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa wada olole balaaran oo uu ku doonayo inuu dib ugu…
